Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button We are assisting local law enforcement by assessing the criminal activity and security concerns in this area. Play Button waHaanoo fiRee neyna awuda 'eedamada boleeska aanago eygeyna holaha dembeeyeda eeyo ka welweleeda nabadgelyeda deygaanka waxaanu fiiri naynaa awooda cidamada booliiska anagoo eegayna howlaha denbiyada iyo welwelida nabadgelyada degaanka
Play Button Would you be willing to discuss safety concerns you have about (Mogadishu)? Play Button adeegoo deeyaaR ma o tahaay inaad eegala hadasho dibaatoyinkaa nabadelyeda mugdeesho? adigu diyaar ma au tahay inaad igala hadasho dhibaatooyinka nabadgelyada muqdisho?
Play Button Your name will not be associated with any information you provide. Play Button maga'aada lagooma daRee dono wiHee waRbeeHin ah ey aad ee seeso magacaada laguma dari doono wixii warbixin ah ee aad I siiso
Play Button The information will be used to protect people in the neighborhood, the local police, politicians, and military from groups that wish to cause instability. Play Button waRbeeHinta waHaa lo isti'imaalee dona in laagoo deefaa'o deRiska, boleeska degaanka, seeyaaseenta, eeyo 'eedamada eeyaado laga ilaalinaayo koHaaha donaya inaay abooRaan nabadgelyo la-aanta warbixinta waxaa loo isticmaali doonaa in lagu difaaco deriska, booliiska degaanka, siyaasiyiinta, iyo ciidamada iyadoo laga ilaalinayo kooxaha doonaya inay abuuraan nabadgelyo la’aanta
Play Button By providing information on (Jaamac) you will help to save lives. Play Button naa seentaada waRbeeHinta jaama' waHaay naga 'aaweeneysa inaanoo badbaadeeno nolol na siintaada warbixinta Jaamac waxaay naga caawinaysaa inaanu badbaadino nolol
Play Button Have you been asked by any other US personnel to assist in providing information? Play Button qof kaley o ka tiRsaan shaqaalaha 'eedanada maReykankaa ma koo weydeeyey eenaad seeso waH waRbeeHin ah? qof kale oo ka tirsan Shaqaalaha ciidanada maraykanka ma ku weedyiiyay inaad siiso wax warbixin ah?
Play Button How long have you lived at (Mogadishu)? Play Button moodo intey la eg ayaad koo noleyd mogadeeshu? muddo intee la eg ayaad ku noolayd Mogadishu?
Play Button What are your feelings about the US presence in the area? Play Button seedeh oo daReyntaa jogeetaanka 'eedamada maReykankaa ey degaankan? sidee u dareentaa Joogitaanka ciidanada maraykanka ee degaankan?
Play Button Would you be willing to contact me in the future if you observed something suspicious? Play Button adeegoo deeyaaR maa oo tahaay inaad eela so HaReeRo moostaqbalka hadee aad aRagto waH aad ka shakiso? adigu diyaar ma u tahay inaad ila soo xariiro mustaqbalka haddii aad aragto wax aad ka shakiso?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page