Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What foreigners live in this area? Play Button waH ajnabee ah ma koo nol yiheen degaankan? wax ajnabi ah ma ku nool yihiin degaankan?
Play Button What foreigners have you observed in this area? Play Button waH ajnabee ah ma koo aRagtaay degaankan? wax Ajnabi ah ma ku aragtay degaankan?
Play Button Where is the exact location of the foreigners’ home? Play Button waa halkey gooReega aay ajnabigo degan yiheen halkaan? waa halkee guriga ay ajnabigu degan yihiin halkaan?
Play Button When was the last time you saw these foreigners? Play Button goRmaay aheyd maRkee koogu danbeesey ey aad aRagtaay ajnabigaas? goormay ahayd markii kugu danbeeysay ee aad aragtay ajnabigaas?
Play Button What country are these individuals from? Play Button wadankey ka yeemaaden dadkaasi? wadankay ka yimaadeen dadkaasi?
Play Button When did they arrive here? Play Button goRmaay halkaan yeemaadeyn? goormay halkaan yimaadeen?
Play Button How did they get here? Play Button seedeh baay halkaan koo yeemaaden? sidee bay halkaan ku yimaadeen?
Play Button What local people have you observed associating with these foreigners? Play Button dadkey aayaa laa HiReeRa dadkaas ajnabiga ah? dadkee ayaa la xariira dadkaas ajnabiga ah?
Play Button At what places do the foreigners routinely gather or meet? Play Button dismahey ayaay dadkaas ajnabiga ahee badanaaba koo koolmaan? dhismahee ayay dadkaas ajnabiga ahi badanaaba ku kulmaan?
Play Button What vehicles do these foreigners drive? Play Button baabooR no'ey ah ayaay wataan ajnabigoo? baabuur nooce ah ayay wataan ajnabigu?
Play Button What are their names? Play Button waa maHaay maga'yadodoo? waa maxay magacyadoodu?
Play Button What group (cell) do they belong to? Play Button koHdey ayaay ka tiRsaan yiheen? Kooxdee ayay ka tirsan yihiin?
Play Button Do you know of any plans to attack US facilities? Play Button ma gaRaneysaa waH qoRshey ah o lagoo so weyRaRaRyo dismayaasha maReykankaa? ma garanaysaa wax qorshe ah oo lagu soo weerararyo dhismayaasha maraykanka?
Play Button Who will conduct this attack? Play Button yaa so weRaRayaa? yaa soo weeraraya?
Play Button When will this attack take place? Play Button goRmoo weRaRkaasee di'ee dona? goormuu weerarkaasi dhici doonaa?
Play Button Where will the attack take place? Play Button halkey ayoo weRaRkaasee ka di'ee dona? halkee ayuu weerarkaasi ka dhici doonaa?
Play Button When did you last hear about this attack? Play Button goRmaay aheyd goRtee koogoo danbeysey ey aad weRaRkaas maqasho? goormay ahayd goortii kuugu danbeeysay ee aad weerarkaas maqasho?
Play Button Which group is planning to conduct this attack? Play Button koHdey deeyaaRineysa inaay weRaRkaas so qaado? kooxdee diyaarinaysa inay weerarkaas soo qaado?
Play Button What groups or individuals in this area express anti-US sentiment? Play Button koHdey aamaa shaKhsiyadkey halkaan degan aayaa moojee 'olaad koo aadan dadka maReykanka? kooxdee ama shaqsiyadkee halkaan degan ayaa muuji colaad ku aadan dadka maraykanka?
Play Button What groups or individuals in this area express anti-host nation sentiment? Play Button koHdey aamaa shaKhsiyaadkey halkaan degan aayaa moojee ne'eb jogeetaan koo aadaan dadka maReykankaa? kooxdee ama shaqsiyadkee halkaan degan ayaa muujiy neceb joogitaan ku aadan dadka maraykanka?
Play Button What individuals or groups routinely travel outside of this country? Play Button shaKhsiyaadkey aamaa koHdey aayaa 'aadeeyan dibada ooga dofa wadankaan? shaqsiyaadkee ama kooxdee ayaa caadiyan dibada uga dhoofa wadankaan?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page