|
What communicable diseases in the local population pose the greatest risk to visiting foreigners? |
|
|
waa maHaay 'udooRada faafa ey degaanka ey KhataRta koo ah dadka ajanibta ah ey halkaan so boqanaya? |
|
waa maxay cudurada faafa ee degaanka ee qatarta ku ah dadka ajanibta ah ee halkaan soo booqanaya? |
|
|
What medical conditions are the most common cause of death in this area? |
|
|
waa maHaay 'udooRada halkaan koo badan ey lo deento? |
|
waa maxay cudurada halkaan ku badan ee loo dhinto? |
|
|
Who is the local physician in this area? |
|
|
yaa weya daKhtaRka degaanka? |
|
yaa weeye dhaqtarka degaanka? |
|
|
Where is he located and how can I contact him? |
|
|
halkey ayoo deegin yahaay eeyo seedeh oola HaReeRee keRaa? |
|
halkee ayuu degan yahay iyo sidee ula xariiri karaa? |
|
|
What parasites exist in local food and water? |
|
|
waa maHaay jeRmisyada koo cheeRa 'untada degaanka eeyo beeyaha? |
|
waa maxay jermisyada ku jira cuntada degaanka iyo biyaha? |
|
|
What diseases infect newborn children? |
|
|
waa maHaay 'udooRada koo da'a 'aRooRta degaanka? |
|
waa maxay cudurada ku dhaca caruurta degaanka? |
|
|
What chemical residues or foreign substances exist in the environment and may contribute to illness? |
|
|
waa maHaay keemeekeeyoyinka yaala halkaan ey keyna 'udooRada ka da'a degaanka? |
|
waa maxay kiimikooyinka yaala halkaan ee keena cudurada ka dhaca degaanka? |
|
|
What sexually transmitted diseases are common in the local populace? |
|
|
waa maHaay 'udooRada laga qaado iskoo taga Raga eeyo doomaRka ey halkaan koo badan? |
|
waa maxay cudurada laga qaado isku taga raga iyo dumarka ee halkaan ku badan? |
|
|
What diseases infect local livestock? |
|
|
waa maHaay 'udooRada koo da’a Holaha degaanka? |
|
Waa maxay cudurada ku dhaca xoolaha degaanka? |
|
|
What sanitation problems affect the local population? |
|
|
waa maHaay deebaatoyinka nadaafada ey degaanka ka jeeRa? |
|
waa maxay dhibaatooyinka nadaafada ee degaanka ka jira? |
|