Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What groups in this area are threats to US Forces? Play Button koHaahey degan degaankan ey koo noqon kaRa deebaato 'eedamada dadka maReykankaa? kooxahe degan degaankaan ee ku noqon kara dhibaato ciidamada dadka maraykanka?
Play Button Is this shop normally open in the morning? At what times? Play Button dookaankaan 'aadee ahaan ma fooRan yahaay soobiHee? sa'aadahey? dukaankan caadi ahaan ma furan yahay subixii? Saacadahee?
Play Button Is this shop normally open in the afternoon? At what times? Play Button dookaankaan 'aadee ahaan ma fooRan yahaay galabtee? sa'aadahey? dukaankan caadi ahaan ma furan yahay galabtii? Saacadahee?
Play Button Is this shop normally open in the evening? At what times? Play Button dookaankaan 'aadee ahaan ma fooRan yahaay habeynkee sa'aadahey? dukaankan caadi ahaan ma furan yahay habeenkii? Saacadahee?
Play Button Is this vehicle normally located here at this time of day? Play Button 'aadee ahaan baabooRkaan ma yaalaa halkaan sa'aadaan o kaley malintee? caadi ahaan baabuurkaan ma yaalaa halkaan saacadaan oo kale maalintii?
Play Button Where is the owner of this vehicle? Play Button aawey qofkee lahaa baabooRkaan? aaway qofkii lahaa baabuurkaan?
Play Button Move the vehicle. Play Button daKhaajee baabooRkaan dhaqaaji baabuurkaan
Play Button Who are those people over there? Play Button yaa weyey dadka halkaas taagan? yaa weeye dadka halkaas taagan?
Play Button Who owns this business? Play Button yaa iskaa ley gana'seegaas? yaa iska leh ganacsigaas?
Play Button Move that object off the road. Play Button ka daqaajee sheygaas wadada ka dhaqaaji sheygaas wadada.
Play Button Who lives in that home? Play Button yaa degan gooReegas? yaa degan gurigaas?
Play Button How far away is this town? Play Button meyqaa ayaay no jiRtaa magaaladaas? meeqa ayay noo jirtaa magaaladaas?
Play Button Where can I find the local (Ali Madoobe)? Play Button halkey ka helee kaRaa 'alee madobe? halkee ka heli karaa Cali Madoobe?
Play Button Where is the sewer access? Play Button waa halkey meysha qashinka musqusha lagoo shoobo? waa halkee meesha qashinka musqusha lagu shubo?
Play Button Who owns weapons in this area? Play Button yaa iskaa ley hoobka degaankan? yaa iska leh hubka degaankan?
Play Button These are secured areas. Play Button halkaanee waa meyl nabad ah halkaani waa meel nabad ah
Play Button This is a blocked area. Play Button halkaanee waa meyl laa HiRaay halkaani waa meel la xiray
Play Button This area is off limits. Play Button halkaan lama so gelee kaRo halkaan lama soo geli karo
Play Button The barriers will prevent any attacks. Play Button doofeyskanee waHaay naga deefaa'ayaan wiHee weRaR ah dhufayskaani waxay naga difaacayaan wixii weerar ah
Play Button Don’t move. Play Button haa daqaaqin ha dhaqaaqin
Play Button Move fast! Play Button daKhso oo daqaaq! Dhaqso u dhaqaaq!
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page