Ambush site
meyl lagoo doonto
meel lagu dhuunto.
Anti-US Sentiment
ka so hoRjeyd 'eedamada ama dadka maReykankaa
ka soo horjeed ciidanada ama dadka maraykanka
Assassination
dileetaan
dilitaan
Bomber (person)
meeneye (shaKhsee)
miineye (Shaqsi)
Bridge
boondo
buundo
Building
dismo
dhismo
Cave
gud
god
Chemical
keemeeko
kiimiko
City
magaalo
magaalo
Cleric
sheyq
sheeq
Contractor
hesheele
heshiile
Do you speak English?
ma koo hadlee kaRtaa ingRees?
ma ku hadli kartaa Ingriis?
Explosives
qaRaH
qarax
Family Member
Hoobin qoyskaa
xubin qoyskaa
Food Supply
keyneetaanka 'untada
keenitaanka cuntada
Foreign Fighter
dagaalyahan debada ka yimid
dagaalyahan debada ka yimid.
Fuel Truck
boyada beseenka
booyada Besiinka.
Gate
albabka
albaabka
Group
koH
koox
Guide me to (Xamar weyne).
ee toos HamaR weyn
i Tus Xamar Weyne
Hospital
izbeetaal
isbitaal
Hostage
la haayste
la hayste
How are you?
seedeh tahaay?
sidee tahay?
How?
seedeh?
sidee?
Kidnap
la aafdoobaay
la afduubay
Local
degaankaa
degaanka
Market
sooq
suuq
Mayor
dooqa magaalada
duqa magaalada
Mosque
masaajid
masaajid
Mountains
booRo
buuro
Mullah
wadad
wadaad
Overpass
boondo hosted
bBuundo hoosted
Paving
maRsho biyedee
marsho biyeedi
Please
fadlan
fadlan
Police Station
isteyshinka boleeska
steeshinka booliiska
Protected area
gob la badbaadeeyey
goob la badbaadiyay
Protest
bananbaH
banaanbax
Store
dookaan
dukaan
Thank you
mahadsanid
mahadsanid
Traditional Greeting to "How are you?"
salaanta 'aadeega ah ey oo deeganta "seedeh tahaay"?
salaanta caadiga ah ee u dhiganta "Sidee tahy"?
Tunnel
doolel
duleel
Underpass
jid hosey
jid Hoose
Uniform
daR
dhar
Vehicle
baabooR
baabuur
Village
degmo
degmo
Water Supply
keyneetaanka beeyeha
keenitaanka Biyaha
Weapons
hoobka
hubka
What is his name?
waa maHaay maga'eesoo?
waa maxay magaciisu?
When?
goRma?
Goorma?
Where?
halkey?
Halkee?
Why?
sababtey?
sababtee?