Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button Turn off your engine. Play Button demee babooRkaa demi baabuurka
Play Button Get out of the truck please. Play Button kaa so deg babooRkaa fadlan ka soo deg baabuurka fadlan
Play Button Where are you coming from? Play Button halkey aayad kaa timit halkee ayaad ka timid
Play Button Where are you going to? Play Button halkey baad oo so'otaa halkee baad u socotaa
Play Button What are you transporting? Play Button maHaad babooRkaa koo wadaa? maxaad baabuurka ku wadaa?
Play Button Please unlock the back door. Play Button fadlan fuR albaabka danbey fadlan fur albaabka danbe
Play Button We need to inspect the cargo. Play Button waHaanoo doneynaa inaanoo eygno alaabtaa aad wadoo waxaanu doonaynaa inaanu eegno alaabta aad wado
Play Button What is this? Play Button waa maHaay waHaanee? waa maxay waxaani?
Play Button Where did you get this ammunition? Play Button halkey baad kaa kintey Rasaastan? hHalkee baad ka keentay rasaastan?
Play Button Who does this ammunition belong to? Play Button yaa eeskaa ley Rasaastan? yaa iska leh rasaastaan?
Play Button We are going to detain you and confiscate your truck. Play Button waa inaanoo koo HiRnaa o kaa qaadna babooRkaana waa inaanu ku xirnaa oo kaa qaadnaa baabuurkana
Play Button You will get your truck back if you tell us who you are taking this to. Play Button waHaanoo deeb koo seeneyna babooRkada, hadee aad no shigto qofkaad oo wadey alaabtaan waxaanu dib kuu siinaynaa baabuurkaada, haddii aad noo sheegto qofkaad u waday alaabtaan
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page