Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button Do not stop if the convoy is attacked! Play Button haa istaajin hadee baabuRtaa laa so weeRaRo ha istaajin hadii baabuurta la soo weeraro!
Play Button Drive a minimum of 3 kms before stopping. Play Button wad baabooRka oogoo yaRaan sidaH keelometeR ka koR inta aadaan istaajin wad baabuurka ugu yaraan 3 kms ka hor inta aadan istaajin
Play Button Following distance is 100m on open highway. Play Button oo jiRso baabooRka kaley oogoo yaRaan boqol miteR jidka haayweygaa u jirso baabuurka kale ugu yaraan 100 mitr jidka highwayga
Play Button Following distance is 50m in towns. Play Button oo jiRso baabooRka kaley oogoo yaRaan kontan miteR jeedadkaa magaaladaa u jirso baabuurka kale ugu yaraan 50mitr jidadka magaalada
Play Button When stopped on the road, keep enough space between vehicles to drive around if required. Play Button maRkee aad baabooRka joojeeso oo jiRso in fee'an baabooRka kaley hadee aad oo baahatid inaad waReygtid markii aad baabuurka joojiso u jirso in fiican baabuurka kale haddii aad u baahatid inaad wareegtid
Play Button If you lose sight of the convoy, slow down and wait for a military truck to pass you, and follow it. Play Button hadee baabooRta kaley kaa tagto, baabooRkaada qabojee o soog baabooRta kaley ey meleteReega, aayegana so raa' haddii baabuurta kale kaa tagto, baabuurkaada qabooji oo sug baabuurta kale ee meleteriga, ayagana soo raac
Play Button No weapons. Play Button hoob laama ogaala hub lama ogola
Play Button No cell phone use. Play Button telefonka ga'aanta laama ogaala telefoonka gacanta lama ogola
Play Button Do not throw food or water to the locals. Play Button haa oo tooRin 'unto aamaa beeyo dadka (somaaliga) ha u tuurin cunto ama biyo dadka (soomaliga)
Play Button No littering or dumping trash on military camps or staging areas. Play Button waH qashin ah lagooma tooRee kaRo HeRada militeRiga aamaa meylaaha laa deygo wax qashin ah laguma tuuri karo xerada meletriga ama meelaha la dego
Play Button Go around any broken down truck in the convoy. Play Button kaa waReygo o daaf baabooRkee Humaada ka wareego oo dhaaf baabuurkii xumaada
Play Button No flashing beacons. Play Button nalka weyn haa daaRin nalka weyn ha daarin
Play Button Fuel vehicle every time vehicle stops. Play Button baabooRka baazeen koo shub maR kasta o laa istaajiyeba baabuurka basiin ku shub mar kasta oo la istaajiyaba
Play Button Food is provided at some military camps when available. Play Button 'untada waHaa lagoo biHinaaya HeRada militeReega maRkee aay deeyaaR tahaay cuntada waxaa lagu bixinayaa xerada meletriga markii ay diyaar tahay
Play Button Bring plenty of food and water with you. Play Button so qaado 'unto eeyo beeyo koogu feelan soo qaado cunto iyo biyo kugu filan
Play Button If you have to stop for any reason and the convoy continues, wait for help from the military. Play Button Hadee aad baabooRka jojisoo sababtaay doontaaba haa ahaatey, soog in militeReego koo yeemadaan o koo 'aawiyaan haddii aad baabuurka joojiso sababtay doontaba ha ahaatee, sug in meleterigu ku yimaadan oo ku caawiyaan
Play Button They will escort you back into position. Play Button deeb aayaa waHaay koo keynayaan meyshee laa chogo dib ayay waxay ku keenayaan meeshii la joogo
Play Button No fighting or arguing with any other driver over position in convoy. Play Button koolaama dagalaamee kaRtid daRaawal kaley meyshaa aad safka baabooRta ooga jiRtoo kulama dagaalami kartid darawal kale meesha aad safka baabuurta uga jirto
Play Button Drive in a single file. Play Button hal laayn kelee koo so'o hal layn kaliya ku soco
Play Button Be prepared to stop and assist broken down trucks. (Note: This is an instruction for bobtail drivers.) Play Button daRawalada babteyl: eesoo deeyaaRee inaad jojiso o aad 'aawiso baabooRta halaata darawalada Bobtail: Isu diyaari inaad joojiso oo aad caawiso baabuurta halaata
Play Button Report any problems with other drivers to the convoy commander. Play Button oo so sheyg wiHee dibaato ah ey daRawalada kaley koo da'da hoogaamiya baabooRta u soo sheeg wixii dhibaato ah ee darawalada kale ku dhacda hogaamiya babuurta
Play Button No drug or alcohol use while driving. Play Button waH muKhaadaRaad aamaa aalkola ah laamaa ogola inta aad baabooR wado wax muqaadaraad ama alkola ah lama ogola inta aad baabuur wado
Play Button Know how to change tires and have proper tools. Play Button baRo sida lo badalo loogaha baabooRka qalabkodaana so qaado baro sida loo badalo lugaha baabuurka qalabkoodana soo qaado
Play Button Loads, straps, chains, and tires are the drivers' responsibility. Play Button loogaha, silsiladaha, eeyo qalabka waH laago HiRaba daRawalka aayaa masool ka ah lugaha, silsiladaha, iyo qalabka wax lagu xiraba darawalka ayaa masul ka ah
Play Button Check every time the convoy stops. Play Button feeRi baabooRkaada maRkee la istaagaba fiiri baabuurkaada markii la istaagaba
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page