Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What is your given name? Play Button maga'aada waa maHay? magacaada waa maxay?
Play Button What is your family name? Play Button maga'a awooga waa maHay? magaca awoowga waa maxay?
Play Button What is your nationality? Play Button dalashadada waa maHay? dhalashadaada waa maxay?
Play Button What country were you born in? Play Button wadanke baad koo dhalatay? wadankee baad ku dhalatay?
Play Button How old are you? Play Button imisaa saano baad jirtaa? imissa sano baad jirtaa?
Play Button Do you have an identity card? Play Button tesaro meeyaad ledahay? teesaro miyaad leedahay?
Play Button Show me your identification. Play Button tesaraahaaga e tos teesarahaaga i tus
Play Button Do you have any bad reactions to medications? Play Button dawo ad koo deebayso meeyay jirtaa? dawo aad kuu dhibayso miyey jirtaa?
Play Button What is the name of the medication that causes bad reactions? Play Button dawada koo deebayso maga'ada ee sheeg? dawada ku dhibayso magaceeda ii sheeg?
Play Button Do you have any allergies to medicines? Play Button dawo koo deebayso meeyay jirtaa? dawo ku dhibayso miyey jirtaa?
Play Button What is your religion? Play Button deente baad haysataa? diintee baad haysataa?
Play Button Do you smoke tobacco? Play Button seegaar meeyaad 'abtaa? sigaar miyaad cabtaa?
Play Button How many packs per day do you smoke? Play Button imisaa baako o sigaar ah baad 'abtaa? imissa baako oo sigaar ah baad cabtaa?
Play Button Are you married? Play Button Haas meeyaad tahay? xaas miyaad tahay?
Play Button Do you have any children? Play Button 'aroor meeyaad ledaahay? caruur miyaad leedahay?
Go To Main Menu Print Page copyright DLIFLC 2006 previous page PagePage Total next page