Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button Do not eat or drink until the surgery. Play Button ha 'oonin hana 'abeen ilaa lagaa qalo ha cunin hana cabin ilaa lagaa qalo
Play Button Do not eat or drink anything after midnight tonight. Play Button waHba ha 'oneen hana 'abin liHsaa' habeenimo kadib waxba ha cunin hana cabin lixsaac hab-eeni-mo kadib
Play Button Take this medicine. Play Button qaado dawadan qaado dawadaan
Play Button You must remain in bed. Play Button waa inaad sareer sarnaataa waa inaad sariir saarnaataa
Play Button Do not move at all. Play Button adeegoo dan ha daqaaqin adigoo dhan ha dhaqaaqin
Play Button You must stay in this room. Play Button waa inaad qolkan joogtaa waa inaad qolkan joogtaa
Play Button You must not smoke. Play Button waa inaadan seegaar 'abin waa inaadan sigaar cabin
Play Button We have to cut your hair off here. Play Button waa inaan timaha inta kaa jarnaa waa inaan timaha inta ka jarnaa
Play Button You may get up to go to the toilet. Play Button inaad ka'did moosqoosha waad aadi kartaa inaad kacdid musqusha waad aadi kartaa
Go To Main Menu Print Page copyright DLIFLC 2006 previous page PagePage Total next page