Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button Hello, I am a United States soldier. Play Button halo, waHan ahay askaree 'eedanka mareykanka aa haloow, waxaan ahay askari ciidanka mareykanka ah
Play Button May peace be upon you. Play Button asalaamo alaykom asalaamu alaykum
Play Button With whom would you like to meet? Play Button yaad je'eshahay inaad la kolanteed? yaad jeceshahay inaad la kulantid?
Play Button Do you have an appointment? Play Button baalaan meeyaad ledaahay? balan miyaad leedahay?
Play Button What time is your appointment? Play Button baalaantaada waa gorme? ballantaada waa goormee?
Play Button Please demonstrate using your fingers. Play Button fadlan ee tusee adeego isti'maalaya faraahaaga fadlan i tusu adigoo isticmaalaya farahaaga
Play Button Please wait while I check if he is in the compound. Play Button fadlan soog intaan ka raadinayo Heradaa daHdedaa fadlan sug intaan ka raadinayo xerada dhexdeeda
Play Button Do you have information concerning anti-coalition activity? Play Button meeyaad haysaa war la Hireera kooaa ka so hor jedaa isbahaysiga? miyaad haysaa war la xiriira kuwa ka soo hor jeeda isbahaysiga?
Play Button Please wait while I contact Soldier investigators. Play Button fadlan soog inta aan kaalaa Hireerayo baaraayaasha 'eedanka badda fadlan sug inta aan kala xiriirayo baarayaasha ciidanka badda
Play Button Please check again in a week. Play Button fadlan na so hoobee sitymaan ka deep fadlan na soo hubi sitimaan ka dib
Play Button Before entering the compound, I have to search you. Play Button inta aadan galeen Heraada waa inaan koo baaraa inta aadan galin xerada waa inaan ku baarnaa
Play Button Please proceed to the search area. Play Button fadlan oo daqaaq dina'a baaretaanka fadlan u dhaqaaq dhinaca baaritaanka
Play Button I can only search one person at a time. Play Button hal qof o kelee aa baan baari karaa maarkeebaa hal qof oo keli ah baan baari karaa markiiba
Play Button Please show me your identification. Play Button fadlan ee tus warqad 'adeyn aa fadlan i tusi warqad cadeyn ah
Play Button Are you in possession of any weapons? Play Button hoob meeyaad haysataa noo' oo dono haa ahaade? hub miyaad haysataa nooc uu doono ha ahaadee?
Play Button If so, I must hold onto your weapon while you are in the compound. Play Button hadee aad haysateed, wa inaan kaa hayaa hoobkaaga ilaa aad ka so laabateed hadii aad haysatid, waa inaan kaa hayaa hubkaaga ilaa aad ka soo laabatid
Play Button I will return it to you when you leave. Play Button waan ko seen donaa markaad baHayseed waan ku siin doonaa markaad baxaysid
Play Button Please spread your feet shoulder width apart and hold your hands up. Play Button fadlan ga'mahaaga kor oo qaad iyo loogahaaga kala fogee fadlan gacmahaaga kor u qaad iyo lugahaagana kala fogee
Play Button Thank you for your cooperation. Play Button maahadsaneed la shaqeyntaada mahadsanid la shaqeyntaada
Go To Main Menu Print Page copyright DLIFLC 2006 previous page PagePage Total next page