Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button Hello, I am a United States soldier. Play Button walaal waHaan ahay 'eedankaa badaa ee mareykanka walaal waxaan ahay ciidanka badda ee mareykanka
Play Button May peace be upon you. Play Button asalaamo 'alaykom asalaamu caleykum
Play Button Please show me your identification. Play Button fadlan ee tusi warqad 'adeyn aa fadlan I tusi warqad cadeyn ah
Play Button Are there any weapons in your vehicle? Play Button hoob meeyaa baaboorkaagaa saaran? hub miyaa baabuurkaaga saaran?
Play Button Is the weapon for your personal security? Play Button hoobka meeyaad eeskoo deefaa'daa? hubka miyaad isku difaacdaa?
Play Button Do you know that driving with a weapon in the vehicle is illegal? Play Button meeyaad oqtahay inay shar'i daro tahay inaad baaboorkaaga hoob ko qaadid? miyaad ogtahay inay shaci darro tahay inaad baabuurkaaga hub ku qaadid?
Play Button Please show me your registration. Play Button fadlan ee tusi warqada baaboorka fadlan I tusi warqada baabuurka
Play Button Please proceed slowly through the concertina wire into the search area. Play Button fadlan tarteeb ooga deHbaH siliga, oona daqaaq aga baaretanka fadlan tartiib uga dhexbax siliga, una dhaqaaq aagga baaritaanka
Play Button Hello, we are United States Marines and will be conducting a search of your vehicle and person. Play Button walaal waHaanu nahay 'eedamada badda, waHanona samenaynaa baareetaan aa aadiga iyo baaboorkaaga walaal waxaannu nahay ciidamada badda, waxaanna sameenayanaa baaritaan ah adiga iyo baabuurkaaga
Play Button The goal of our checkpoint is to increase security in the area. Play Button daanta aan ka leenahay isbaaraada waa nabaadaa aaga danta aan ka leenahay isbaarada waa nabada aaga
Play Button Please step out of the vehicle. Play Button fadlan ka so dego baaboorka fadlan ka soo dego baabuurka
Play Button Please open the doors, hood, trunk, and glove compartment. Play Button fadlan for meesha matoorka, albabada gadal iyo qaanaada goodaaha fadlan fur meesha matoorka, labaabada gadaal iyo qaanadda gudaha
Play Button Please move to the personal search area. Play Button fadlan aad aaga la iskoo baaro fadlan aad aaga la isku baaro
Play Button The inspection is complete. Play Button baaretaanka woo damaaday baaritaanka wuu dhamaaday
Play Button Thank you for your cooperation in making your country a safer place. Play Button waad koo mahadsaan tahay iskaasheega aad wadankaaga kaaga digeyseed meel aman aa waad ku mahadsan tahay iskaashiga aad wadankaaga kaga dhigeysid meel amaan ah
Go To Main Menu Print Page copyright DLIFLC 2006 previous page PagePage Total next page