 |
Taxi into position and hold. |
 |
 |
gal jeedka lasee maaro eh soogna |
 |
gal jidka lasii maro, ee sugna |
 |
 |
There is an obstacle in our way. |
 |
 |
waHaa jirta Haneebaad nagoo so fool leh |
 |
waxaa jirta xanibaad nagu soo fool leh |
 |
 |
Can you move that ___. |
 |
 |
meeyaad daqaajeen kartaa kaas ___ ? |
 |
miyaad dhaqaajin kartaa kaas ___ ? |
 |
 |
car? |
 |
 |
baaboor? |
 |
baabuur? |
 |
 |
truck? |
 |
 |
baaboor wayn? |
 |
baabuur wayn? |
 |