 |
What is the maximum weight the parking ramp can withstand? |
 |
 |
waa imisaa 'oleyskaa oo Hajeenkaro istagan? |
 |
waa imissa culayska uu xajinkaro istaagan? |
 |
 |
What is the total length of the runway? |
 |
 |
waa imisaa dererka gegeeda? |
 |
waa imissa dherarka gegida? |
 |
 |
What is the width of the runway? |
 |
 |
waa imisaa bala'a gegeeda? |
 |
waa imissa balaca gegida? |
 |
 |
What is the maximum weight the runway can stand? |
 |
 |
'oleyskaa oogoo badan gegeeda waa imisaa? |
 |
culayska ugu badan gegida waa imissa? |
 |
 |
What are the operational hours of your tower? |
 |
 |
imisaa saa'adod baa laga shaqaya barta hogaaminta? |
 |
imissa saacadood baa laga shaqeeyaa barta hogaaminta? |
 |