 |
We must spend the night here. |
 |
 |
waa inaan halkan 'aawa joognaa |
 |
waa inaan halkan caawa joognaa |
 |
 |
Is there a dining facility here? |
 |
 |
meel waH laga 'uno miyey jirtaa? |
 |
meel wax laga cuno miyey jirtaa? |
 |
 |
How many kilometers to the nearest town? |
 |
 |
magaalada nogoo doo imisaa bey noo jirtaa? |
 |
magaalada noogu dhow imisa bey noo jirtaa? |
 |
 |
Are there any hotels near here? |
 |
 |
hoteelo meshan ka doo meeyey jiran? |
 |
hoteelo meeshaan ka dhow miyey jiraan? |
 |
 |
Are there any restaurants near here? |
 |
 |
maKhayado meeshan ka doo meeyey jiran? |
 |
makhaayado meeshaan ka dhow miyey jiraan? |
 |
 |
We want to go to ___. |
 |
 |
waHan dooniyaa in-aan aado ___ |
 |
waxaan doonaynaa inaan aadno ___ |
 |
 |
Are there rental cars available? |
 |
 |
baaboor kiro ah ma jiran? |
 |
baabuur kiro ah ma jiraan? |
 |
 |
Is there a telephone available? |
 |
 |
talefon ma yal? |
 |
taleefon ma ya? |
 |
 |
We need ___ gallons of potable water. |
 |
 |
waHan oo baahannahay ___ galon biyo 'aadi aa |
 |
waxaan u baahannahey ___ gallon biyo caadi ah |
 |