 |
The name of the village |
 |
 |
maga'a degmada |
 |
magaca degmada |
 |
 |
The location of the village |
 |
 |
gobtaa degmada |
 |
goobta degmada |
 |
 |
Is there road access for cars? |
 |
 |
degmadoo maa leydahaay wado baabooRid? |
 |
degmadu ma leedahay wado baabuureed? |
 |
 |
Is there a road access for four-wheel drive? |
 |
 |
maa jiRtaa wado aay maRee kaRaan babooRtaa for-weel-dRaayv kaa? |
 |
ma jirtaa wado ay mari karaan baabuurta 4wd? |
 |
 |
Is there a road access for trucks? |
 |
 |
maa cheeRan jit aay babooRtaa waweynee maRee kaRto? |
 |
ma jiraan jid ay baabuurta waaweyni mari karto? |
 |
 |
Is the road accessible in the winter? |
 |
 |
jid jeelaalka laa maRee kaRo ma leydahaay? |
 |
jid jiilaalka la mari karo ma leedahay? |
 |
 |
What is the number of the current population? |
 |
 |
waa maHaay tiRada dao hada? |
 |
waa maxay tirada dadku hada? |
 |
 |
How many children are there? |
 |
 |
meyqaa 'aRooR aa aayaa hada koo nol? |
 |
meeqa caruur ah ayaa hada ku nool? |
 |
 |
How many men are there? |
 |
 |
meyqaa neemod aayaa joga? |
 |
meeqa nimood ayaa jooga? |
 |
 |
How many women are there? |
 |
 |
meyqaa nagod aayaa jogta? |
 |
meeqa naagood ayaa joogta? |
 |
 |
How many locals are there? |
 |
 |
meyqaa dadka degaanka aa aayaa joga? |
 |
meeqa dadka degaanka ah ayaa jooga? |
 |
 |
How many refugees are there? |
 |
 |
meyqaa qaHotee joga haalka? |
 |
meeqa qaxooti jooga hallkaa? |
 |
 |
How many returnees are there? |
 |
 |
meyqaa dad so noqdey aayaa joga haalkas? |
 |
meeqa dad soo noqdaya ayaa jooga halkaas? |
 |
 |
Who is the community leader? |
 |
 |
yaa weya hogaameeyaha boolshada? |
 |
yaa weeye hogaamiyaha bulshada? |
 |
 |
Who is responsible for food distribution? |
 |
 |
yaa masool ka ah qeybinta 'untada? |
 |
yaa masuul ka ah qeybinta cuntada? |
 |
 |
Where is the local warehouse? |
 |
 |
waa halkey maqaaseenka degaanka? |
 |
waa halkee maqaasiinka degaanka? |
 |
 |
Is there a storage facility? |
 |
 |
maa leydeehin dismayaal maqaaseenaa? |
 |
ma leedihiin dhismayal maqaasiina? |
 |
 |
Is this village used for secondary distribution? |
 |
 |
degmada maa meyl kalaa alaabta logoo hayaa? |
 |
degmada ma meel kalaa alabta loogu hayaa? |
 |
 |
Which villages receive assistance from this village? |
 |
 |
dagmadey 'aawenaadka kaa heysha degmadaan? |
 |
dagmadee caawinaada ka hesha degmadaan? |
 |
 |
How many damaged houses in this village? |
 |
 |
meyqaa guRyo dawa'an aayaa koo yaal degmada? |
 |
meeqa guryo dhawacan ayaa ku yaal degmada? |
 |
 |
How many unfinished houses in this village? |
 |
 |
meyqaa guRee o aan laa daganeyn aayaa koo yaal degmada? |
 |
meeqa guri oo aan la daganeen ayaa ku yaal degmada? |
 |
 |
Was there any new war damage to buildings since before the conflict? |
 |
 |
maa cheeRaan waH dawa'yo dagaal aa o 'usob o dismayaasha koo da'aay sidee oo dagaalkoo oo bilawdey? |
 |
ma jiraan wax dhaawacyo dagaal ah oo cusub oo dhismayaasha ku dhacay sidii uu dagaalku u biloowday? |
 |
 |
Is there a school in the village? |
 |
 |
iskool maa koo yaala degmada? |
 |
iskuul ma ku yaala degmada? |
 |
 |
Is there a mosque / church in the village? |
 |
 |
masaajid amaa kaaneesad maa koo yaaleen degmada? |
 |
masaajid ama kaniisad ma ku yaaliin degmada? |
 |
 |
Is there a bakery? |
 |
 |
meyl Roteega lagoo sameyo degmadoo maa leydahaay? |
 |
meel rootiga lagu sameeyo degmadu ma leedahay? |
 |