 |
Let me put you in contact with someone who can help you. |
 |
 |
aan koola HaReeReeyo qof intaas kaa badan koo 'aawinee kaRa |
 |
aan kula xariiriyo qof intaas ka badan ku caawini kara |
 |
 |
I will take you to him. |
 |
 |
aaneegaa koo geynaaya |
 |
anigaa kuu geynaya |
 |
 |
The person in charge is ___. |
 |
 |
qofkaa masoolka ah waHaa laa yeeRaadaa ___ |
 |
qofka masuulka ah waxaa la yiraahdaa ___ |
 |
 |
In order to be compensated for damages, you must talk to ___. |
 |
 |
see mag daw la’aaga seeyo daawa'ayada, waHaa qasab aa eenaad laa hadasho ___ |
 |
si mag dhaw lacaaga siiyo dhaawacyada, waxaa qasab ah inaad la hadasho___ |
 |
 |
What is your name? |
 |
 |
waa maHaay maga'aadoo? |
 |
waa maxay magacaadu? |
 |
 |
Where do you live? / What is your address? |
 |
 |
halkey koo noshahaay? (toosaali ahaan: waa maHaay 'eewaankaadoo?) |
 |
halkee ku nooshahay? (tussale ahaan: waa maxay ciiwaankadu?) |
 |
 |
What happened to your car? |
 |
 |
maHaa koo da'aay baabooRkaadi? |
 |
maxaa ku dhacay baaburkaadi? |
 |
 |
What kind of car is it? (year, make, model) |
 |
 |
baabooR no'ey ah ayoo aahaa? (sanadka, no'aa, lambaRka) |
 |
Baabuur noocee ah ayuu ahaa? (sanadka, nooca, lambarak) |
 |
 |
Show me your car registration. |
 |
 |
ee tus deewaan-gelintee baabooRkaada |
 |
i tus diiwaangelintii baabuurkaada |
 |
 |
Where is your car right now? |
 |
 |
aawey baabooRkaadee hada? |
 |
aaway baabuurkaadii hada? |
 |
 |
Is your car drivable? |
 |
 |
baabooRkaada ma la wadee kaRaa? |
 |
baabuurkaada ma la wadi karaa? |
 |
 |
Can you bring your car here? |
 |
 |
baabooRkaada halkaan ken? |
 |
baabuurkaada halkaan keen? |
 |
 |
Where did the accident happen? |
 |
 |
halkey boo shilkoo ka da'aay? |
 |
halkee buu shilku ka dhacay? |
 |
 |
When did the accident happen? |
 |
 |
goRmey boo shilkoo da'aay? |
 |
goormee buu shilku dhacay? |
 |
 |
What Civilian Forces' vehicle damaged your car? |
 |
 |
'eedamadey daawa'aay baabooRkaada? |
 |
ciidamadee dhaawacay baabuurkaada? |
 |
 |
What soldiers were involved in the accident? |
 |
 |
askaRtey koo lugtaa laheyd shilkaas da'aay? |
 |
askartee ku lugta lahayd shilkaas dhacay? |
 |
 |
Thank you for your time. |
 |
 |
waad koo mahadsan tahaay waKhtigaada |
 |
waad ku mahadsan tahay waqtigaada. |
 |
 |
I appreciate your patience. |
 |
 |
waad koo mahadsan tahaay dulqaadkaadee |
 |
waad ku mahadsan tahay dulqaadkaadii |
 |
 |
In order to be compensated for damages, you must fill out this document. |
 |
 |
see lagaaga magdaawo daawa'aas waHaa qasab ah inaad so booHiso waRqadahaan |
 |
si lagaga magdhawo dhaawacaas, waxaa qasab ah inaad soo buuxiso warqadhaan |
 |
 |
In order to be compensated for damages, you must see ___. |
 |
 |
see lagaaga magdawo daawa'aas, waHaa qasab inaad oo tagtoo ___ |
 |
si lagaga magdhawo dhaawacaas, waxaa qasab inaad u tagto ___ |
 |