 |
Where can we purchase meat? |
 |
 |
Hagey kaa so eebsan kaRnaa heelib? |
 |
xagee ka soo iibsan karnaa hilib? |
 |
 |
Where can we purchase vegetables and fruit? |
 |
 |
Hagey kaa so eebsan kaRnaa qudaaR eeyo ma'ama'aan? |
 |
xagee ka soo iibsan karnaa qudaar iyo macmacaan? |
 |
 |
Where can we purchase bread and grains? |
 |
 |
Hagey kaa so eebsan kaRnaa Rotee iyo galey? |
 |
xagee ka soo iibsan karnaa rooti iyo galay? |
 |
 |
Where can we purchase dairy products? |
 |
 |
Hagey kaa so eebsan kaRnaa 'aano iyo soobag? |
 |
xagee ka soo iibsan karnaa caano iyo subag? |
 |
 |
Where can we purchase water? |
 |
 |
Hagey kaa so eebsan kaRnaa beeyo? |
 |
xagee ka soo iibsan karnaa biyo? |
 |
 |
We need to examine the herd. |
 |
 |
waHaanoo doneynaa inaanoo baRno loda |
 |
waxaanu doonaynaa inaanu baarno loda |
 |
 |
We need to examine the animals on the farm. |
 |
 |
waHaanoo doneynaa inaanoo baRno Holaha beRta |
 |
waxaanu doonaynaa inaanu baarno xoolaha beerta |
 |
 |
We need to inspect the slaughterhouse for sanitation. |
 |
 |
waHaanoo doneynaa inaanoo baRno meysha Holaha lagoo qalo nadaafadeyda |
 |
waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha xoolaha lagu qalo nadaafadeeda |
 |
 |
We need to inspect the bakery for sanitation. |
 |
 |
waHaanoo doneynaa inaanoo baRno meysha Roteega lagoo doobo nadaafadeyda |
 |
waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha rootiga lagu dubo nadaafadeeda |
 |
 |
We need to inspect the dairy plant. |
 |
 |
waHaanoo doneynaa inaanoo baRno waRshada 'aanaha |
 |
waxaanu doonaynaa inaanu baarno warshada caanaha |
 |
 |
We need to inspect the poultry plant. |
 |
 |
waHaanoo doneynaa inaanoo baRno waRshada ookunta |
 |
waxaanu doonaynaa inaanu baarno warshada ukunta |
 |
 |
When was the last time these animals were inoculated? |
 |
 |
goRmey aheyd maRkee oogoo danbeysaay ey Hayawaankan la daaweyeh? |
 |
goormay ahayd markii ugu danbeeysay ee xayawaankan la daaweeyay? |
 |
 |
Do they need to be vaccinated? |
 |
 |
maa oo baahan yiheen in la talaalo? |
 |
ma u baahan yihiin in la talaalo? |
 |
 |
We can provide vaccinations. |
 |
 |
waHaanoo sin kaRnaa talaalada |
 |
waxaanu siin karnaa talaalada |
 |
 |
This food is spoiled; please do not eat it. |
 |
 |
'untadan wey Humaatey ey fadlan ha 'oonin |
 |
cuntadan wey xumaatay ee fadlan ha cunin |
 |