 |
What is your given name? |
 |
 |
waa maHaay maga'aadoo? |
 |
waa maxay magacaadu? |
 |
 |
What is your family name? |
 |
 |
waa maHaay maga'aa koyskeena? |
 |
waa maxay magaca qoyskiina? |
 |
 |
What is your nationality? |
 |
 |
waa maHaay dalashadaadoo? |
 |
waa maxay dhalashadaadu? |
 |
 |
What country were you born in? |
 |
 |
wadankey aayad koo daalatey? |
 |
wadankee ayaad ku dhalatay? |
 |
 |
How old are you? |
 |
 |
meyqaa sanadod aayad jiRtaa? |
 |
meeqa sanadood ayaad jirtaa? |
 |
 |
Do you have an identity card? |
 |
 |
ma haaysataa waRaaqo aqoonsee? |
 |
ma haysataa waraaqo aqoonsi? |
 |
 |
Show me your identification. |
 |
 |
ee tus waRqadahaaga aqunseegaa |
 |
i tus waraaqahaada aqoonsiga |
 |
 |
How many people live in this area? |
 |
 |
meyqaa rooH aayaa koo nol degaankaan? |
 |
meeqa ruux ayaa ku nool degaankan? |
 |
 |
Who is the leader of this community? |
 |
 |
yaa weya hogaameeyaaha bulsheda? |
 |
ya weeye hogaamiyaha bulshada? |
 |
 |
What is his name? |
 |
 |
waa maHaay maga'eesoo? |
 |
waa maxay magaciisu? |
 |
 |
Please write down his name. |
 |
 |
fadlan halkaan eegu qoR maga'eesaa |
 |
fadlan halkaan iigu qor magaciisa |
 |
 |
Show us the leader. |
 |
 |
naa tus hogaameeyahaa |
 |
na tus hogaamiyaha. |
 |
 |
How many men and women live in this community? |
 |
 |
meyqaa neemod eeyo nagod aayaa koo nol bulshadaan? |
 |
meeqa nimood iyo naagood ayaa ku nool bulshadaan? |
 |
 |
How many children live here? |
 |
 |
meyqaa 'aRooR aayaa koo nol halkaan? |
 |
Meeqa caruur ayaa ku nool halkaan? |
 |
 |
Are there schools here for the children? |
 |
 |
'aRooRtoo iskul ma leyihin? |
 |
caruurtu iskuul ma leeyihiin? |
 |
 |
Is there enough potable water for the people? |
 |
 |
beeyu dadkaa koo feelan ma haaystaan? |
 |
biyo dadka ku filan ma haysataan? |
 |
 |
Is there a water well? |
 |
 |
'eylal beeyod ma leyihin? |
 |
ceelal biyood ma leedihiin? |
 |
 |
Is there a public fountain? |
 |
 |
meyl da beeyaaha ka 'abo ma qabtaan? |
 |
meel dadku biyaha ka cabo ma qabtaan? |
 |
 |
Are there any medics here? |
 |
 |
baabuRtaa daawa'a qaada ma qabtaan? |
 |
babuurta dhaawaca qaada ma qabtaan? |
 |
 |
Are there any engineers? |
 |
 |
waH injiniReeyin ah ma leydiheen? |
 |
wax injinyeeriin ah ma leedihiin? |
 |
 |
Are there any teachers? |
 |
 |
waH ma'alimeen ah ma leydiheen? |
 |
wax macalimiin ah ma leedihiin? |
 |
 |
Are there empty buildings here? |
 |
 |
dismayaal banaan ma koo yaaleen halkaan? |
 |
dhismayal banaan ma ku yaaliin halkaan? |
 |
 |
Is there a local police force? |
 |
 |
'eedamo bolees o degaanka ma jeeRaan? |
 |
ciidamo booliis oo degaanka ma jiraan? |
 |
 |
Who is responsible for public safety here? |
 |
 |
yaa masool ka ah nabaagelyeda dadkaa halkaan? |
 |
yaa masuul ka ah nabadgelyada dadka halkaan? |
 |
 |
Whose responsibility is fire protection? |
 |
 |
yaa masool ka ah difaa'eeda dabka? |
 |
yaa masuul ka ah ka difaacida dabka? |
 |
 |
Do you have fire fighting equipment? |
 |
 |
ma leydiheen qalabka laa degaalankaa debka? |
 |
ma leedihiin qalabka la dagaalanka debka? |
 |
 |
Do you have a fire engine? |
 |
 |
ma leydiheen baabuRtaa deb demiska ah? |
 |
ma leedihiin baabuurta deb demiska ah? |
 |
 |
Who do you call in case of an accident? |
 |
 |
yaa laso wa'aa hadee oo shil da'o? |
 |
yaa laasoo wacaa haddii uu shil dhaco? |
 |
 |
Are there operational emergency vehicles here? |
 |
 |
baabuRtaa degdegtaa ah o shaqeysaa ma leydiheen? |
 |
baabuurta degdegta ah oo shaqeeysa ma leedihiin? |
 |
 |
How many telephones do you have in the area? |
 |
 |
meyqaa telefon aayad leydiheen halkaan? |
 |
meeqa telefoon ayaad leedihiin halkaan? |
 |
 |
How many homes have telephones here? |
 |
 |
meyqaa gooRi o telefon leh aayaa halkaan koo taal? |
 |
meeqa guri oo telefoon leh ayaa halkaan ku taal? |
 |
 |
Is there a functioning police station? |
 |
 |
ma cheeRaa saaldik bolees o shaqeynayaa? |
 |
ma jiraa saldhig booliis oo shaqeeynaya? |
 |
 |
What's the means of communication? |
 |
 |
sidey baay iskoola HeReeRan? |
 |
sidee bay iskula xariiraan? |
 |
 |
Can the police station function normally without U.S. assistance? |
 |
 |
saaldeega boleesku ma shaaqeyn kaRaa haadee aaysan doleeda maRenka 'aaweenin? |
 |
saldhiga booliisku ma shaqeeyn karaa haddii aysan U.S. caawinayn? |
 |
 |
Can U.S. forces depend on the local police to perform their duties as needed? |
 |
 |
'eedamada dalka maReykan ka koo ma feelee kaRaan in 'eedamada boleesku fooleeyaan shaqada laga donaayo? |
 |
ciidamada U.S.-ku ma fili karaan in ciidamada booliisku fuliyaan shaqada laga doonayo? |
 |
 |
How many vehicles are available? |
 |
 |
meyqaa baaboR aayaa diyaaR o ah? |
 |
meeqa baabuur ayaa diyaar u ah? |
 |
 |
What is the telephone number? |
 |
 |
waa maHaay telefon ka lambaRka? |
 |
waa maxay telefoon ka lambarka? |
 |
 |
Do you use radio communications? |
 |
 |
ma isti'maashaan izgaRseentaa Raadeeyahaa? |
 |
ma isticmaashaan isgaarsiinta raadiyaha? |
 |