 |
Is there a medical facility nearby? |
 |
 |
isbeetaal 'aafeemad meylahaan ma koo yaalaa? |
 |
isbitaal caafimaad meelahaan ma ku yaala? |
 |
 |
Are there any doctors in the area? |
 |
 |
waH daKhaateeR ah degankaan ma digen yiheen? |
 |
wax dhaqaatiir ah degaankan ma degan yihiin? |
 |
 |
How many beds do you have at the medical facility? |
 |
 |
meyqaa saRiRod aayaa yaalaa isbeetaalka? |
 |
meeqa sariirood ayaa yaala isbitaalka? |
 |
 |
How many people work at the hospital? |
 |
 |
meyqaa RooH aayaa ka shaqeysa isbeetaalka? |
 |
meeqa ruux ayaa ka shaqaysa isbitaalka? |
 |
 |
How many nurses? |
 |
 |
meyqaa kaalkaaleeya aayaa laa shaqeya? |
 |
meeqa kalkaaliye ayaa la shaqeeya? |
 |
 |
Has there been any infectious disease in the area lately? |
 |
 |
waH 'udooRada faafa ah ma ka de'aan deganka maR do? |
 |
wax cudurada faafa ah ma ka dhaceen degaanka mar dhow? |
 |
 |
Is there a pharmacy? |
 |
 |
faRmasheeya ma koo yaalaa? |
 |
farmashiye ma ku yaala? |
 |
 |
Is there a building where we could set up a medical facility? |
 |
 |
ma cheeRa disma aanoo isbeetaal ahaan oo diyaaReeno? |
 |
ma jiraa dhisme aanu isbitaal ahaan u diyaarino? |
 |
 |
We would like to talk to people about immunization. |
 |
 |
waHaanoo je'elnehaay in aanoo dadka kaalaa hadalnoo talaalka |
 |
waxaanu jecelnahay in aanu dadka kala hadalno talaalka |
 |
 |
We would like to talk to people about sanitization. |
 |
 |
waHaanu je'elnehaay in aanoo dadka kaalaa hadalnoo nadafada |
 |
waxaanu jecelnahay in aanu dadka kala hadalno nadaafada |
 |
 |
Is there a medical emergency facility? |
 |
 |
ma cheeRaa isbeetaalka 'aafeemadka digdigta ah la keynoo? |
 |
ma jiraa isbitaalka caafimaadka degdegta ah la keeno? |
 |
 |
We have to establish a safe working environment. |
 |
 |
waa inaanu deeyaReenaa digaan nabadgelyo ah |
 |
waa inaanu diyaarinaa degaan nabadgelyo ah |
 |
 |
We have to hire medical doctors for this facility. |
 |
 |
waa inaanu oo qoRnaa daKhaateeR isbeetaalkan |
 |
waa inaanu u qornaa dhaqaatiir isbitaalkan |
 |
 |
We have to hire nurses for this facility. |
 |
 |
waa inaanu oo qoRnaa kaalkaaleeya yaal isbeetaalkan |
 |
waa inaanu u qornaa kalkaaliye yaal isbitaalkan |
 |
 |
We have to hire office personnel for this facility. |
 |
 |
waa inaanu oo qoRnaa shaqaala ka shaqeya Haafeesyeda isbeetaalka |
 |
waa inaanu u qornaa shaqaale ka shaqeeya xafiisyada isbitaalka |
 |
 |
We have to hire a custodian for this facility. |
 |
 |
waa inaanu oo qoRnaa shaqaala nadeefeeya isbeetaalka |
 |
waa inaanu u qornaa shaqaale Nadiifiya isbitaalka |
 |
 |
Are the local facilities and personnel able to care for the current casualties without U.S. aid? |
 |
 |
isbeetalaada degaanka eeyo shaqaalahodoo ma awoden inaay Hananeeyaan dawa'yada hada la-aanteed? |
 |
isbitaalada degaanka iyo shaqaalahoodu ma awoodaan inay xanaaneeyaan dhaawacyada hada U.S. la’aanteed? |
 |
 |
Is the local drinking water potable? |
 |
 |
beeyaha degaanka ma la 'abee kaRaa? |
 |
biyaha degaanka ma la cabi karaa? |
 |
 |
Who determined that the water is potable? |
 |
 |
ya masool ka ah eenoo beeyaha hobiyo in la 'abee kaRo? |
 |
yaa masuul ka ah inuu biyaha hubiyo in la cabi karo? |
 |