 |
Who is in charge of repairing roads? |
 |
 |
yaa masool ka ah daya'tiRkaa wadoyinkaa? |
 |
yaa masuul ka ah dayactirka wadooyinka? |
 |
 |
Do you have a map of this area? |
 |
 |
maa haaysaan maabka degaanka? |
 |
ma haysaan maabka degaankan? |
 |
 |
We will provide assistance in building roads at this location. |
 |
 |
waHaano idinkaa 'aawin donaa sidee jidaad looga disee lahaa degaanka |
 |
waxaanu idinka caawin doonaa sidii jidad looga dhisi lahaa degaanka. |
 |
 |
Can you provide a road map of this area? |
 |
 |
maa ee seen kaRtaa maabka chidkaa degaanka? |
 |
ma i siin kartaa maabka jidka degaanka? |
 |
 |
Do you have any machinery for road building? |
 |
 |
maa haaystaan waH qalabka dismaha jeedadka? |
 |
ma haystaan wax qalabka dhismaha jidadka? |
 |
 |
Do you have any machinery for road repairs? |
 |
 |
maa haaystaan qalabka daya'tiRkaa wadoyinkaa? |
 |
ma haystaan qalabka dayactirka wadooyinka? |
 |
 |
We have to set up storage locations for supply materials in the area. |
 |
 |
waa inaanu sameynaa maqaaseen alabta saa'adka laa diktoo degaanka |
 |
waa inaanu u sameeynaa maqaasiin alaabta saacadka la dhikto degaanka |
 |
 |
Are there any railroad tracks in this area? |
 |
 |
maa cheeRaan waH jid taRey ah degaanka? |
 |
ma jiraan wax jid tareen ah degaanka? |
 |
 |
Do you have transportation facilities in this area? |
 |
 |
maa koo leydiheen meyl baabuRtaa laagoo sameyo degaankan? |
 |
ma ku leedihiin meel baabuurta lagu sameeyo degaankan? |
 |
 |
Are there any airports nearby? |
 |
 |
maa cheeRaan waH aayRaboRaa o oo doo halkaan? |
 |
ma jiraan wax ayraboorta oo u dhow halkaan? |
 |
 |
Are there any landing fields for smaller aircraft nearby? |
 |
 |
maa cheeRaan meyl dool ah o aay deeyaRadaha yaR yaaRee so degee kaRaan? |
 |
ma jiraan meel dhul ah oo ay diyaaradaha yar yari ka soo degi karaan? |
 |
 |
Are there any pipelines in the area? |
 |
 |
waH tooboyinka sheedaalka qaada degaanko maa leeyahaay |
 |
wax tubooyinka shidaalka qaada degaanku ma leeyahay. |
 |
 |
Is the pipeline fenced off in this area? |
 |
 |
deRbiga tooboyinkaanee maa fooRaan yahaay? |
 |
derbiga tubooyinkaani ma furan yahay? |
 |
 |
Is the traffic heavy in this area? |
 |
 |
baabooRto maa koo badan tahaay chidkaan? |
 |
baabuurtu ma ku badan tahay jidkaan? |
 |
 |
Are there bus lines or trains to travel to other places? |
 |
 |
basas kaley aamaa taReyn meyl kaley taaga maa cheeRaan? |
 |
basas kale ama tareen meel kale taga ma jiraan? |
 |
 |
Are there taxis? |
 |
 |
tagaasee maa chiRtaa? |
 |
tagaasi ma jirtaa? |
 |
 |
Do these roads get snowed in during the winter? |
 |
 |
jio maa baRaf boo leyahaay Hiligaa jeelaalka? |
 |
jidku ma baraf buu leeyahay xiliga jiilaalka? |
 |
 |
Are there trucking companies nearby? |
 |
 |
shiRikaado baaboR halkaan ma ka daw yeehin? |
 |
shirikado baabuur halkaan ma ka dhow yihiin? |
 |
 |
Do you have radio contact with people in other places? |
 |
 |
Raadiyo aad dadka kaalaa HaReeRtaan ma chiRaa? |
 |
raadiyo aad dadka kala xariirtaan ma jiraa? |
 |
 |
Can you use these roads during the winter? |
 |
 |
jidkaan maa laa isti'maali kaRaa Hileegaa jeelaalkaa? |
 |
jidkaan ma la isticmaali karaa xiliga jiilaalka? |
 |