 |
How many people live in this area? |
 |
 |
meyqa rooH aayaa koo nol degaankaan? |
 |
meeqa ruux ayaa ku nool degaankan? |
 |
 |
How many water wells do you have in this area? |
 |
 |
meyqa 'eyl biyod aayaa koo taal degaankaan? |
 |
meeqa ceel biyood ayaa ku taal degaankan? |
 |
 |
Do you have a sewage system in this area? |
 |
 |
tooboyinka qaashinka qaada maa leydahaay degaankaan? |
 |
tubooyinka qashinka qaada ma leedahay degaankan? |
 |
 |
How far are the latrines from the water wells? |
 |
 |
meyqaa aayaay iskoo cheeRaan haalka qaashinko koo da'a eeyo 'eylasha beeyaha? |
 |
meeqa ayay isku jiraan halka qashinku ku dhaco iyo ceelasha biyaha? |
 |
 |
What type of herds graze in this area? |
 |
 |
no'ey Hola aa aayaa halkaan daaqa? |
 |
noocee xoola ah ayaa halkaan daaqa? |
 |
 |
Is there a veterinarian? |
 |
 |
daKhtaRka Holaha halkaan maa chogaa? |
 |
dhaqtarka xoolaha halkaan ma joogaa? |
 |
 |
Are there any factories in the area? |
 |
 |
waRshado maa koo yaalaan? |
 |
warshado ma ku yaalaan? |
 |
 |
Is there a river nearby? |
 |
 |
wabi halkaan maa kaa daw yahaay? |
 |
wabi halkaan ma ka dhaw yahay? |
 |
 |
Where do you get electricity from? |
 |
 |
halkey koRontada kaa heshaan? |
 |
halkee korontada ka heshaan? |
 |
 |
Is there a power plant nearby? |
 |
 |
waRshad koRonto halkaan ma ka daw dahaay? |
 |
warshad koronto halkaan ma ka dhaw dahay? |
 |
 |
What kind of electrical appliances do people use? |
 |
 |
no'ey weya qalabka koRontada ey aay dao isti'maalaan? |
 |
noocee weeye qalabka korontada ee ay dadku isticmaalaan? |
 |
 |
Do you use electric stoves? |
 |
 |
makeenada koRontada ey 'untada maa isti'imaashaa? |
 |
makiinada korontada ee cuntada ma istcmaashaa? |
 |
 |
Have there been forest fires in the area? |
 |
 |
dabab kaa da'aay dooRkaa degaankaan maa cheeRaan? |
 |
dabab ka dhacay duurka degaankan ma jiraan? |
 |
 |
Are there any gas pipes around here? |
 |
 |
tooboyinkaa gaaska halkaan maa koo yaaleen? |
 |
tubooyinka gaaska halkaan ma ku yaalin? |
 |
 |
Do you use gas to heat homes around here? |
 |
 |
gaas meeyaad oo isti'maashaan koleelkaa guRyaha halkaan? |
 |
gaas miyaad u isticmaashaan kuleeylka guryaha halkaan? |
 |
 |
Is gas used for cooking? |
 |
 |
gaas meeyaa lo isti'maala waH kaReenta? |
 |
gaas miyaa loo isticmaala wax karinta? |
 |
 |
Do you use propane gas tanks? |
 |
 |
maa waHaad isti'imaashaan gaaska 'untaa kaReenta? |
 |
ma waxaad isticmaashaan gaaska cunta karinta? |
 |
 |
Where do you get propane gas tanks supplied from? |
 |
 |
halkey kaa so qadataan gaaska waH kaReenta? |
 |
halkee ka soo qaadataan gaaska wax karinta? |
 |
 |
Is there anyone to inspect home gas appliances? |
 |
 |
maa cheeRa qoof baaRa qalabka haaska ey guRyaha? |
 |
ma jiraa qof baara qalabka gaaska ee guryaha? |
 |
 |
Is there an electrician here? |
 |
 |
koRonta qof yaqaan maa chogaa halkaan? |
 |
koronta qof yaqaan ma joogaa halkaan? |
 |
 |
Is there a water supply system to households? |
 |
 |
guRyoohu tooboyinka beeyaaha maa leyheen? |
 |
guryuhu tuboyinka biyaha ma leeyihiin? |
 |
 |
Where is the facility located? |
 |
 |
waa halkey 'eylasha biyoohoo? |
 |
waa halkee ceelasha biyuhu? |
 |
 |
How many people operate the system? |
 |
 |
meyqa rooH aayaa kaa shaaqeesya? |
 |
meeqa ruux ayaa ka shaqeeysa? |
 |
 |
Is it connected to other water supply systems? |
 |
 |
maa koo HeeRaan yiheen 'eylasha kaley ey neeyaaha? |
 |
ma ku xiran yihiin ceelasha kale ee biyaha? |
 |
 |
Is it functional? |
 |
 |
maa shaqeenayaa? |
 |
ma shaqeeynayaa? |
 |
 |
Is it by sedimentation? |
 |
 |
qashirka darerahaa salkeesa fareestaa |
 |
No Somali script |
 |
 |
Where is the pumping station? |
 |
 |
waa halkey maasheenka 'eylaashoo? |
 |
waa halkee mashiinka ceelashu? |
 |
 |
How many people are needed to keep the system functional? |
 |
 |
meyqaa rooH aayaa lo baahan yahaay see aay 'eylaashoo oo shaqeyaan? |
 |
meeqa ruux ayaa loo bahan yahay si ay ceelashu u shaqeeyaan? |
 |
 |
We've heard that there have been some problems with sewage in this neighborhood. |
 |
 |
waHaanoo maqalney in aay deebaato kaa jiRto qaashinkaa musqoolaha deRiskaan meysha oo iskoogu tago |
 |
waxaanu maqalnay in ay dhibaato ka jirto qashinka musqulaha deriskaan meesha uu iskugu tago |
 |
 |
Do you have indoor plumbing? |
 |
 |
gooReegu tuboyin maa leyahaay? |
 |
gurigu tubooyin ma leeyahay? |
 |
 |
Do you have any problems with your plumbing? |
 |
 |
waH deebaato aa maa koo qabaan tooboyinka gooReega? |
 |
wax dhibaato ah ma ku qabaan tubooyinka guriga? |
 |
 |
Does your toilet work? |
 |
 |
musqooshaado maa shaqeysaa? |
 |
musqushaadu ma shaqeeysaa? |
 |
 |
How many toilets do you have in the house? |
 |
 |
meyqaa musqoolod aayaa gooReegaadoo leyahaay? |
 |
meeqa musqulood ayaa gurigaadu leeyahay? |
 |
 |
Do you have a septic tank? |
 |
 |
maa leydahaay tankeega qaashinkaa qaada ey septik tank? |
 |
ma leedahay Taankiga qashinka qada ee septic tank? |
 |
 |
Is there anyone who can fix your sewer? |
 |
 |
maa cheeRaa qof yaqaan seeda lo saameyo bosaaneyRadaa? |
 |
ma jiraa qof yaqaan sida loo sameyo boosaneerada? |
 |
 |
Have you contacted anyone regarding this problem? If so who? |
 |
 |
maa kaala HaReeRtey qofna deebaatadaan? yaad laa HeReetey? |
 |
ma kala xariirtay qofna dhibaatadaan? yaad la xariitay? |
 |
 |
When did you contact them? |
 |
 |
goRmaad laa HaReeRtey? |
 |
goormaad la xariirtay? |
 |
 |
I will report this higher up and see if there is something we can do to fix the sewage problem. |
 |
 |
aaneegoo waHaan aRintaan oo goodbeenaaya madaHdeydaa see lo feeRiyo sidee lo Halin lahaa deebaatada bosaneeReyda |
 |
anigu waxaan arintaan u gudbinayaa madaxdayda si loo fiiriyo sidii loo xalin lahaa dhibaatada boosaneerada |
 |
 |
We will contact the sewage company and find out what is being done to correct the problem. |
 |
 |
aaneegoo waHaan laa HaReeRee donaa shiReekada bosaneyRoyinkaa see aano oo eygo wiHee Hal aa laga qabtey deebaatada |
 |
anigu waxaan la xariiri doonaa shirikada boosaneerooyinka si aanu u eego wixii xal ah ee laga qabtay dhibaatada |
 |