 |
How many radios and TVs are in this area? |
 |
 |
meyqaa Raado eeyo televishin aayaay degankaano leyihin? |
 |
meeqa raado iyo telefishin ayay degaankanu leeyihiin? |
 |
 |
Do you have a radio station in this area? |
 |
 |
Raadiyo isteyshin maa leyahaay degaankoo? |
 |
raadiyo isteeshin ma leeyahay degaanku? |
 |
 |
Do you have a TV station in the area? |
 |
 |
isteyshin televishin maa leyahaay degaankoo? |
 |
isteeshin telefishin ma leeyahay degaanku? |
 |
 |
Do you have a public announcement system? |
 |
 |
hab dad weynaha waH logoo sheygo maa leydiheen? |
 |
hab dad weynaha wax loogu sheego ma leedihiin? |
 |
 |
Where do you post announcements? |
 |
 |
halkey lagoo so dajeeyaa waH ogeyseentaa? |
 |
halkee lagu soo dhajiyaa wax ogaysiinta? |
 |
 |
Is there a local newspaper? |
 |
 |
joRnaal degaanka kaa so baHa maa leydiheen? |
 |
joornaal degaanka ka soo baxa ma leedihiin? |
 |
 |
Is there a news agency representative nearby? |
 |
 |
wakeel haayed waRsid degaankan maa deygan yahaay? |
 |
wakiil hayad warside degaankan ma degan yahay? |
 |
 |
Is there an information center? |
 |
 |
HaRoon waRbiHin maa leydidhin? |
 |
xarun warbixin ma leedihin? |
 |
 |
Do you receive fliers? |
 |
 |
waRaaqaha waH lagoo daaba'o maa heyshaan? |
 |
waraqaha wax lagu daabaco ma heshaan? |
 |
 |
Who distribute the fliers? |
 |
 |
yaa waRaaqahaas qeybeeyaa? |
 |
yaa waraqahaas qeybiya? |
 |