 |
May I see your ID? |
 |
 |
waRaqdaada aqonseega ee tus? |
 |
waraaqdaada aqoonsiga i tus? |
 |
 |
Where do you live? |
 |
 |
halkey baad degan tahaay? |
 |
halkee baad degan tahay? |
 |
 |
Where is the farm located? |
 |
 |
halkey aayaay beRtoo koo taala? |
 |
halkee ayay beertu ku taala? |
 |
 |
What was produced on the farm? |
 |
 |
maHaad koo abooRee jiRtey beRta? |
 |
maxaad ku abuuri jirtay beerta? |
 |
 |
Who confiscated the land? |
 |
 |
yaa kaa qaatey beRta? |
 |
yaa kaa qaatay beerta? |
 |
 |
Who now occupies your farm? |
 |
 |
yaa hada degan beRta? |
 |
yaa hada degan beerta? |
 |
 |
Have you talked with them? |
 |
 |
maa laa hadashey ayeyga? |
 |
ma la hadashay ayaga? |
 |
 |
Do you have documentation? |
 |
 |
waRaaqahee beRta maa haaysataa aadeego? |
 |
waraaqahii beerta ma haysataa adigu? |
 |
 |
Do you think it's dangerous? |
 |
 |
maa oo maaleyneysaa in-aay KhataR yihin? |
 |
ma u malaynaysaa inay qatar yihiin? |
 |
 |
I will contact the appropriate authorities to investigate this matter. |
 |
 |
aaniga laa HaReeRaaya 'idee shaqo koo ley see aay oo so baRaan aRintaan |
 |
anigaa la xariiraya cidii shaqo ku leh si ay u soo baaraan arintaan |
 |
 |
Please know we will assist you. |
 |
 |
fadlan ogoo waanoo koo 'aawineynaa |
 |
fadlan ogow waanu ku caawinaynaa |
 |
 |
You must allow the local authorities to conduct their investigation. |
 |
 |
waa inad ogolaataa in 'eedamada deygaankoo sameystaan baaReetaankoda |
 |
waa inaad ogolaataa in ciidamada degaanku sameeystaan baaritaankooda |
 |
 |
You must go to the base and speak with an interpreter. |
 |
 |
waa inad tagtaa saaldiga o aad laa haadashaa tuRjibaan |
 |
waa inaad tagtaa saldhiga oo aad la hadashaa turjibaan |
 |
 |
The name of the owner |
 |
 |
maga'a qofka iskaa ley |
 |
magaca qofka iska leh |
 |
 |
The name of the property |
 |
 |
maga'a hantida dulka |
 |
magaca hantida dhulka. |
 |