 |
Put your hands on the steering wheel and do not move them. |
 |
 |
ga'amahaada koo haay istiRsada haana daqaajin |
 |
gacmahaada ku hay isteersada hana dhaqaajin |
 |
 |
You are breaking the curfew. |
 |
 |
waHaad jebisey amaRkee so biHid la’aanta |
 |
waxaad jebisay amarkii soo bixid la’aanta |
 |
 |
You were speeding. |
 |
 |
waHaad koo so'otey so'od deyReyaa |
 |
waxaad ku socotay socod dheereeya |
 |
 |
The curfew is in effect. |
 |
 |
amaR so biHid la-aan aa aayaa su'daa |
 |
amar soo bixid la’aan ah ayaa socda |
 |
 |
Did you know there is a curfew? |
 |
 |
maa ogtahaay waHaa jhiRa amaR so biHid la’aan aa |
 |
ma ogtahay waxaa jira amar soo bixid la’aan ah |
 |
 |
The streets are not safe right now. |
 |
 |
wadoyinkoo maa aahaa nabadgelyu hada |
 |
wadooyinku ma aha nabadgelyo hada |
 |
 |
We will escort you to your relatives. |
 |
 |
anaga koo geyneyna qaRaabadaada |
 |
anagaa kuu geynayna qarabadaada. |
 |
 |
The police station will give you information about curfew. |
 |
 |
saldeega boleeska aayaa koo seenaaya waRbiHinta amaRka so biHid la’aanta |
 |
saldhiga booliiska ayaa ku siinaya warbixinta amarka soo bixid la’aanta |
 |
 |
Turn off the engine. |
 |
 |
demee baabooRka |
 |
demi baabuurka |
 |
 |
Get out of your vehicle. |
 |
 |
ka so baH baabooRka daHdeesa |
 |
ka soo bax baabuurka dhaxdiisa |
 |
 |
Do you have a gun under the seat? |
 |
 |
qoRee maa koo cheeRa kuRseega osteesa? |
 |
qori ma ku jiraa kursiga hoostiisa? |
 |
 |
Are you hiding anything illegal? |
 |
 |
waH shaR'ee daRo aa miyad qaReeneysa? |
 |
wax sharci daro ah miyaad qarinaysaa? |
 |
 |
Since you broke the law, we have to arrest you. |
 |
 |
madaama aad jabisey shar'eega, waa in aanoo koo HiRnaa |
 |
maadamaa aad jabisay sharciga, waa in aanu ku xirnaa |
 |
 |
We have to take you to the police station. |
 |
 |
waa inaanoo koo geynaa saldeega boleeska |
 |
waa inaanu ku gaynaa saldhiga booliiska |
 |
 |
You will ride with us to the police station. |
 |
 |
aanagad babooRkaa naalaa Raa'eesaa ilaa eeyo saldeega booleeska |
 |
anagaad baabuurka nala raacaysaa ilaa iyo saldhiga booliiska |
 |
 |
We detained this man at ___. |
 |
 |
waHaanoo ninkaan kaa so HiRney ___ |
 |
waxaanu ninkaan ka soo xirnay ___ |
 |
 |
He broke the curfew. |
 |
 |
waHoo jibeeyeh shaR'eegee so biHid la’aanta |
 |
waxuu jebiyay sharcigii soo bixid la’aanta |
 |
 |
Can you help verify the man's identity? |
 |
 |
ma eega 'aawin kaRtaa hubseemada aqonseega ninkaan |
 |
ma iga caawin kartaa hubsiimada aqoonsiga ninkaan |
 |
 |
He was hiding a gun. |
 |
 |
waHoo qaRsanayeh qoRee |
 |
waxuu qarsanayay qori |
 |
 |
How many personnel are still on the job? |
 |
 |
meyqaa RooH aayaa welee jogtaa shaqada? |
 |
meeqa ruux ayaa weli joogta shaqada? |
 |