 |
Do you understand this language? |
 |
 |
meeyaad fahmeysaa loqadayda? |
 |
miyaad fahmeysaa luqadeyda? |
 |
 |
We are here to help you. |
 |
 |
halkan waHan oo jognaa inaan koo 'aawino |
 |
halkan waxaan u joognaa inaan ku caawinno |
 |
 |
I do not understand your language. |
 |
 |
ma fahmo loqadaada |
 |
ma fahmo luqadaada |
 |
 |
There is no one available who speaks this language. |
 |
 |
qof ma jiro oo loqadan koo hadlee karo |
 |
qof ma jiro oo luqadan ku hadli karo |
 |
 |
Try to answer my questions with "yes" or "no." |
 |
 |
iskoo day inaad koo jawaabtid "haa" ama "maya" |
 |
isku day inaad ku jawaabtid "haa" ama "maya" |
 |
 |
Move your head like this for "yes." |
 |
 |
daqaajee madaHada seedan oo kale "haa" |
 |
dhaqaaji madaxaada sedan oo kale "haa" |
 |
 |
Move your head like this for "no." |
 |
 |
daqaajee madaHada seedan oo kale "maaya" |
 |
dhaqaaji madaxaada sedan oo kale "maya" |
 |
 |
Do you know where you are? |
 |
 |
meeyaad ogtahay meesh ad jogteed? |
 |
miyaad ogtahay meesha aad joogtid? |
 |
 |
We cannot give you anything to eat or drink. |
 |
 |
ma koo seen karno waHad 'onteed ama waHad 'abteed |
 |
ma ku siin karnno waxaad cuntid ama waxaad cabtid |
 |
 |
If you need surgery, your stomach must be empty. |
 |
 |
hadee ad oo baahan tahay qaleen, 'alooshaada waa inay eber ahaataa |
 |
hadii aad u baahan tahay qaliin, calooshaada waa inay eber ahaataa |
 |