 |
Did the pain start today? |
 |
 |
Hanoonkaa maa maanta boo bilowday? |
 |
xanuunka ma maanta buu biloowday? |
 |
 |
How many days have you had the pain? |
 |
 |
imisaa maalmood boo Hanoonka koo hayaa? |
 |
imissa maalmood buu xanuunka ku hayaa? |
 |
 |
Describe the pain on a scale from 1 to 10. |
 |
 |
tilmaan Hanoonkaa markaad koo 'abirtid hal ilaa toban |
 |
tilmaan xanuunka markaad ku cabirtid hal ilaa toban |
 |
 |
10 is the worst possible pain, and 1 is no pain at all. |
 |
 |
toban waa Hanoonka ogo Hoon, kona Hanoon o dan ma jiro |
 |
toban waa xanuunka ugu xun, kowna xanuun oo dhan ma jiro |
 |
 |
Hold up the number of fingers. |
 |
 |
kor oo tag intaa farod |
 |
kor u taag inta farood |
 |