 |
Do you feel sick? |
 |
 |
meeyaad Hanoonsaan tahay? |
 |
miyaad xanuunsan tahay? |
 |
 |
Did you begin to feel sick today? |
 |
 |
maanta meeyaad Hanoonsaatay? |
 |
maanta miyaad xanuunsatay? |
 |
 |
How many days have you felt sick? |
 |
 |
imisaa maalmod ayaad Hanoonsaanayd? |
 |
imissa maalmood ayaad xanuunsanayd? |
 |
 |
Is the sickness here? |
 |
 |
meeshaan meeyaad kaa Hanoonsaan tahay? |
 |
meeshaan miyaad ka xanuunsan tahay? |
 |
 |
Do you feel nauseated? |
 |
 |
labaalabo meeyaad daremaysaa? |
 |
labalabo miyaad dareemaysaa? |
 |
 |
Did the nausea start today? |
 |
 |
maanta miyay koogoo bilaabatay labaalabo? |
 |
maanta miyay kugu bilaabatay labo labada? |
 |
 |
How many days have you had the nausea? |
 |
 |
imisaa maalmood ayaay labolabada koo haysay? |
 |
imissa maalmood ayay labolabada ku haysay? |
 |
 |
Have you been vomiting? |
 |
 |
meeyaad mantagtay? |
 |
miyaad mantagtay? |
 |
 |
Is there any blood in your vomit? |
 |
 |
deeg meeyaa la so'day mantagaada? |
 |
dhiig miyaa la socday mantagaaga? |
 |
 |
Is there any black color in your vomit? |
 |
 |
meedab mado meeyaa la so'day mantagaada? |
 |
midab madow miyaa la socday mantagaaga? |
 |
 |
Have you had any diarrhea? |
 |
 |
meeyo koogoo da'ay? |
 |
miyuu kugu dhacay? |
 |
 |
How many times have you had diarrhea today? |
 |
 |
imisaa mar ayaad shobantay? |
 |
imissa mar ayaad shubantay? |
 |
 |
Would your diarrhea today fill this? |
 |
 |
shobankaagee maanta ma booHinayaa kan? |
 |
shubankaagii maanta ma buuxinayaa kan? |
 |
 |
Has there been any blood in your stool? |
 |
 |
saHaradaada ma waH deeg ah ayaa la so'day? |
 |
saxaradaada ma wax dhiig ah ayaa la socday? |
 |
 |
Are you bleeding from your rectum? |
 |
 |
doburka meeyaad kaa deegaysaa? |
 |
duburka miyaad ka dhiigaysaa? |
 |