 |
Do you have pain in this joint I'm touching? |
 |
 |
meeyaad koo Hanoonsanaysaa Hobintaan aan taabanayo? |
 |
miyay ku xanuunaysaa xubintan aan taabanayo? |
 |
 |
Do you have pain in any other joint? |
 |
 |
meeyay jirtaa mel Hobin ah o koo Hanoonayso? |
 |
miyay jirtaa meel xubin ah oo ku xanuunayso? |
 |
 |
Which joint hurts the most? |
 |
 |
Hobinta baa koogoo Hanoon badan? |
 |
xubintee baa kuugu xanuun badan? |
 |
 |
Do you have pain in this muscle I'm touching? |
 |
 |
morqaha aan taabanayo ma koo Hanoonayaan? |
 |
murqaha aan taabanayo ma ku xanuunayaan? |
 |
 |
Do you have pain in any other muscle? |
 |
 |
morqa kale o koo Hanoonayo ma jiraan? |
 |
murqo kale oo ku xanuunayo ma jiraan? |
 |
 |
Where is the muscle pain? |
 |
 |
wa Hage morqaa koo hanoonay? |
 |
waa xaggee muruqa ku xanuunaya? |
 |
 |
Is this muscle cramping? |
 |
 |
jeergo miyo haya morqan? |
 |
jiirgo miyuu hayaa muruqaan? |
 |
 |
Have you ever had any broken bones? |
 |
 |
laf wilygaa koo jabtay meeyay jirta? |
 |
laf weligaa ku jabtay miyay jirtaa? |
 |
 |
What bones have you broken? |
 |
 |
laftee hada ka hor jabtay? |
 |
laftee hadda ka hor jabtay? |
 |
 |
Does it hurt when I do this? |
 |
 |
meeyay ko Hanoonaysaa markan seedan sameyo? |
 |
miyay ku xanuunaysaa markaan sidan sameeyo? |
 |
 |
Do this. |
 |
 |
seedaan saami |
 |
sidaan samee |
 |
 |
You need an X-ray of your bone. |
 |
 |
laftaada waHay oo baahan taghay raajo |
 |
laftaada waxay u baahan tahay raajo |
 |
 |
I will examine the X-ray and tell you what I see. |
 |
 |
waan feeriniya raajada markaz ayaan koo sheygee waHan arko |
 |
waan fiirinayaa raajada markaas ayaan kuu sheegi waxaan arko |
 |
 |
The bone here is broken. |
 |
 |
laftaan halkan way jaban tahay |
 |
lafta halkaan way jaban tahay |
 |
 |
The bone here is not broken. |
 |
 |
laftaa halkan ma jabna |
 |
lafta halkaan ma jabna |
 |
 |
You need a cast to help the bone heal. |
 |
 |
waa in aan jeeso sarnaa see ay oo bogsoto |
 |
waa in aan jeeso saarnaa si ay u bogsato |
 |
 |
Do not remove the cast. |
 |
 |
ha kaa foreen jesada |
 |
ha ka furin jeesada |
 |
 |
Do not get the cast wet. |
 |
 |
ha qoynin jesada |
 |
ha qooynin jeesada |
 |
 |
You need a splint to help the injury heal. |
 |
 |
waHad oo baahan tahay fashad see oo dawa'a oo bogsado |
 |
waxaad u baahan tahay faashad si uu dhaawaca u bogsado |
 |
 |
You may take the splint off to clean yourself. |
 |
 |
waad kaa fujin kartaa fashada see aad oo nadeefiseed |
 |
waad ka fujin kartaa faashada si aad u nadiifisid |
 |
 |
The splint must be replaced after you have cleaned yourself. |
 |
 |
fashada waa in la badalo markaad is nadeefiseed |
 |
faashada waa in la badalo markaad is nadiifisid |
 |
 |
You need a metal plate and screws to help the healing of your bone. |
 |
 |
waHad oo baahan tahay bir iyo mesmaar see laagoo kaalmeyo lafta jabtay |
 |
waxaad u baahan tahay bir iyo musmaar si loogu kaalmeeyo lafta jabtay |
 |
 |
We need to take you to the Operating Room to make you better. |
 |
 |
waa in aan koo qaadnaa qolka qaleenka see aan koo hagajino |
 |
waa in aan kuu qaadnaa qolka qaliinka si aan kuu hagaajino |
 |