 |
Do you have an Intra-Uterine Device (birth control device)? |
 |
 |
ma waHaa koogoo jiro qalab dalmada jojeeyo? |
 |
ma waxaa kugu jira qalab dhalmada joojiya? |
 |
 |
Have you had missed periods of menstruation recently? |
 |
 |
meeyaad gaftay dawaan 'aadodaadee? |
 |
miyaad gaftay dhawaan caadadaadii? |
 |
 |
Do you use pills for birth control? |
 |
 |
meeyaad isti' maashaa kaneeneyo dalmada jojeeya? |
 |
miyaad istic maashaa kaniiniyo dhalmada joojinaya? |
 |
 |
Are you pregnant? |
 |
 |
oor meeyaad leedaahaay? |
 |
uur miyaad leedahay? |
 |
 |
How many months have you been pregnant? |
 |
 |
imisaa bilood baad oor lahayd? |
 |
imissa bilood baad uur lahayd? |
 |
 |
How many babies do you have? |
 |
 |
imisaa 'aroor baad ledaahaay? |
 |
imissa caruur baad leedahay? |
 |
 |
Have you been raped? |
 |
 |
meeyaa lagoo kofsaday? |
 |
miyaa lagu kufsaday? |
 |
 |
We need to examine you carefully. |
 |
 |
waa in aan see taHadar ah koo feereeno |
 |
waa in aan si taxadar ah kuu fiirino |
 |
 |
We will protect your privacy as much as we can. |
 |
 |
waan dowraynaa maslaHadaada intaan awoodno |
 |
waan dhowraynaa maslaxadaada intaan awoodno |
 |
 |
Does this hurt? |
 |
 |
seedan ma Hanoon baa? |
 |
sidan ma xanuun baa? |
 |