 |
Your child is sick. |
 |
 |
'oonoogaga woo jiran yahay |
 |
cunugaaga wuu jiran yahay |
 |
 |
Your child is hurt. |
 |
 |
dib baa gaaray 'oonoogaga |
 |
dhib baa gaaray cunugaaga |
 |
 |
We need to care for your child. |
 |
 |
waHan oo baahan nahay in aan 'oonoogaga daryeelno |
 |
waxaan u baahan nahay in aan cunugaaga daryeelnno |
 |
 |
You need to let us keep your child here. |
 |
 |
waHaa oo baahan nahay in 'oonoogaga halkan aan koo hayno |
 |
waxaan u baahan nahay in cunugaaga halkan aan ku hayno |
 |
 |
You may stay with your child. |
 |
 |
waa la jogee kartaa 'oonoogaga |
 |
waad la joogi kartaa cunugaaga |
 |
 |
Let us examine your child in private. |
 |
 |
no ogolow in aan 'oonooga kaleegees feereeno |
 |
noo ogolow in aan cunuga kaligiis fiirino |
 |
 |
Your child will get better soon. |
 |
 |
'oonoogaga mar dowo wo 'aafimaadee donaa |
 |
cunugaaga mar dhow wuu caafimaadi doonaa |
 |
 |
This medicine will help your child. |
 |
 |
dawadaan way kalmayn dontaa 'oonoogaga |
 |
daawadaan way kaalmayn doontaa cunugaaga |
 |
 |
Did your child eat today? |
 |
 |
'oonto moo 'oonay 'oonoogaga? |
 |
cunto muu cunay cunugaaga? |
 |
 |
Did your child eat yesterday? |
 |
 |
'oonoogaga waH maa oonay shalay? |
 |
cunugaaga wax ma cunay shalay? |
 |
 |
Has your child passed urine today? |
 |
 |
'oonoogaga maa kadshay maanta? |
 |
cunugaaga ma kaadshay maanta? |
 |
 |
Has your child passed any stool today? |
 |
 |
'oonoogaga maa saHarooday maantay? |
 |
cunugaaga ma saxarooday maantay? |
 |
 |
Did your child pass any stool yesterday? |
 |
 |
'oonoogaga maa saHarooday shalay? |
 |
cunugaaga ma saxarooday shalay? |
 |
 |
Has your child had any diarrhea? |
 |
 |
'oonoogaga maa shobmay? |
 |
cunugaaga ma shubmay? |
 |
 |
Has your child been vomiting? |
 |
 |
'oonoogaga maa mantagay? |
 |
cunugaaga ma mantagay? |
 |
 |
Your child looks healthy. |
 |
 |
'oonoogaga 'aafeemaadkeesaa ma Homa |
 |
cunugaaga caafimaadkiisa ma xuma |
 |
 |
Your child will be fine. |
 |
 |
'oonoogaga woo fee'naan donaa |
 |
cunugaaga wuu fiicnaan doonaa |
 |
 |
Your child will be ill for a long time. |
 |
 |
'oonoogago moodo ayoo jeeranaan donaa |
 |
cunugaagu mudo ayuu jiranaan doonaa |
 |
 |
This illness will pass slowly, but your child's health will return completely. |
 |
 |
'oonoogaga see tarteeb ah ayoo oo 'aafeemaadee donaa |
 |
cunugaagu si tartiib ah ayuu u caafimaadi doonaa |
 |
 |
Feed the child small portions every few hours. |
 |
 |
doorkee saa'adodba waH yar 'oonsee |
 |
dhawrkii saacadoodba wax yar cunsii |
 |
 |
Help your child drink this every few hours. |
 |
 |
koo kalme in o 'abo 'oonoogaga doorkee sa'dodba |
 |
ku kaalmee in uu cabo cunugaagu dhawrkii saacadba |
 |
 |
Feed this medicine to your child every four hours. |
 |
 |
see dawadaan 'oonoogaga afartee saa'dodba mar |
 |
sii daawadaan cunugaaga afartii saac-ba mar |
 |
 |
Allow your child to sleep. |
 |
 |
oo ogolow in 'oonoogaga seHdo |
 |
u ogolow in cunugaagu seexdo |
 |
 |
You need to sleep as much as the child does. |
 |
 |
waHad oo baahan tahay in aad seHato in la mid ah intoo 'oonoogaga seHdo |
 |
waxaad u baahan tahay in aad seexato in la mid ah intuu cunugaagu seexdo |
 |
 |
Bring your child back here tomorrow. |
 |
 |
'oonoogaga ko so 'elee halkan beree |
 |
cunugaaga ku soo celi halkaan berri |
 |