 |
Do you have any chest pain or tightness? |
 |
 |
waH Habad Hanoon ah amaa 'ireeri meeyaa jiro? |
 |
wax xabad xanuun ah ama ciriiri miyaa jira? |
 |
 |
Are you having trouble trying to breathe? |
 |
 |
nafta meeyay ko dibaysaa? |
 |
neefta miyay ku dhibayso? |
 |
 |
Do you have chest pain over your entire chest? |
 |
 |
Habadkaa o daan meeyaa ko Hanoonayaa? |
 |
xabadka oo dhan miyaa ku xanuunaya? |
 |
 |
Do you have pain from your chest into your arm? |
 |
 |
Hanoon ka yimeed habadkaa meeyaa ga'antaa kaa haya? |
 |
xanuun ka yimid xabadka miyaa gacanta kaa haya? |
 |
 |
Have you had this type of chest pain before? |
 |
 |
hada ka hor Hanoon kan o kale meeyo koo qabtay? |
 |
hadda ka hor xanuun kaan oo kale miyuu ku qabtay? |
 |
 |
Do you feel light-headed with the chest pain? |
 |
 |
madaHa wareer iyo Habad Hanoon meeyoo koo hayaa? |
 |
madaxa wareer iyo xabad xanuun miyuu ku hayaa? |
 |
 |
Do you sweat with the chest pain? |
 |
 |
meeyaad dideedaa Habadkaa markoo koo Hanoonayo? |
 |
miyaad dhididaa xabadka markuu ku xanuunayo? |
 |
 |
This heart pill may give you a headache. |
 |
 |
kineeneegan wadnaha waHa laga yaabaa in oo madaHa koo Hanooneeyo |
 |
kiniinigan wadnaha waxaa laga yaabaa in uu madaxa ku xanuuniyo |
 |
 |
This will go under your tongue. |
 |
 |
kan wahoo galayaa 'arabka hoosteesa |
 |
kan waxuu galayaa carabka hoostiisa |
 |
 |
Chew this and swallow it. |
 |
 |
'alanjee kan kabdibnaa laq |
 |
calaanji kan kadibna laq |
 |