 |
Open your eyes. |
 |
 |
fur indahaaga |
 |
fur indhahaaga |
 |
 |
Close your eyes. |
 |
 |
Hir indahaaga |
 |
xir indhahaaga |
 |
 |
Do you have any pain in your eyes? |
 |
 |
Indahaa meeyay koo hanoonaya? |
 |
indhaah miyaa ku xanuunaaya? |
 |
 |
Do you wear corrective glasses? |
 |
 |
meeyaad Hiraataa okeeyaalaahaa indehaa? |
 |
miyaad xirataa okiyaalaha indhaha? |
 |
 |
Do you wear contact lenses? |
 |
 |
meeyaad Hiraataa okeeyaalaahaa indahaa la deH gileeyo? |
 |
miyaad xirataa okiyaalaha indhaha la dhex geliyo? |
 |
 |
Is your vision clear in both eyes? |
 |
 |
labadaadaa indod see fee'an waH meeyay oo arkaan? |
 |
labadaada indhood si fiican wax miyay u arkaan? |
 |
 |
Which eye has a new problem? |
 |
 |
ishe baa qabto 'ilad 'osob? |
 |
ishee baa qabto cillad cusub? |
 |
 |
Do you see my fingers? |
 |
 |
meeyaad aragtaa fartaydaa? |
 |
miyaad aragtaa fartayda? |
 |
 |
Are they clear? |
 |
 |
see fee'an meeyay koogoo mooqdaan? |
 |
si fiican miyay kuugu muuqdaan? |
 |
 |
How many fingers do you see right now? |
 |
 |
imisaa farod ayaad aragtaa hada? |
 |
imissa farood ayaad aragtaa hada? |
 |
 |
I am going to be looking into your eyes with this. |
 |
 |
kan baan indahaaga kaaga feereenayaa |
 |
kan baan indhahaaga kaaga fiirinayaa |
 |
 |
Keep your head still. |
 |
 |
maadaaHaagaa tosee |
 |
madaxaaga toosi |
 |
 |
Look straight ahead and focus on an object. |
 |
 |
hortaadaa feeree shaygana feeree |
 |
hortaada fiiri shaygaana fiiri |
 |
 |
While I am looking into your eyes, continue to focus on that object. |
 |
 |
intaan feereenayo indahaagaa aadee gona feeree shaygas |
 |
intaan fiirinayo indhahaaga adigana fiiri shaygaas |
 |
 |
I am going to put some drops into your eye. |
 |
 |
waH ayaan koo dib'indoonaa ishaada |
 |
wax ayaan ku dhibcindoonaa ishaada |
 |