 |
Did the numbness or tingling start today? |
 |
 |
ma maantay bilaabatay kaboobyada mise irbada koo mood moodayso? |
 |
ma maantay bilaaba tay kabuubyada mise irbad ku mud mudayso? |
 |
 |
How many days have you have the numbness or tingling? |
 |
 |
imisaa maaleen ayay koo haysiy kaboobyada miseh irbada ad modow in ay koo mood moodayso? |
 |
imissa maalin ayay ku haysay kabuubyada mise irbad aa moodo in in ay ku mud mudayso? |
 |
 |
Do you feel weak? |
 |
 |
ma tabar daro ayaad daremaysaa? |
 |
ma tabar daro ayaad dareemaysaa? |
 |
 |
Did the weakness start today? |
 |
 |
ma maantay bilaabatay tabar daradada? |
 |
ma maantay bilaabatay tabar darada? |
 |
 |
How many days have you had the weakness? |
 |
 |
imisaa maaleen bay koo haysay tabar darada? |
 |
imissa maalin bay ku haysay tabar darada? |
 |