 |
I am sorry I hurt you. |
 |
 |
waan ka Hoomahay in aan koo Hanoojeeyo |
 |
waan ka xumahay in aan ku xanuuniyo |
 |
 |
I must adjust the tube in your chest. |
 |
 |
waa in aan hagajiyo toobada Habadkaa koogoo jirtaa |
 |
waa in aan hagaajiyo tuubada xabadka kaagu jirtaa |
 |
 |
I must change your dressings. |
 |
 |
waa in aan kaa bedelo darkaaga |
 |
waa in aan kaa badalo dharkaaga |
 |
 |
I must cut your hair. |
 |
 |
waa in aan jaro timaahaagaa |
 |
waa in aan jaro timahaaga |
 |
 |
I must give you a shave. |
 |
 |
waa in aan koo Heero |
 |
waa in aan kuu xiiro |
 |
 |
I must give you a suppository into your rectum. |
 |
 |
waa in aan seebosto koo geleeya |
 |
waa in aan siiboosto ku galiyaa |
 |
 |
I must give you an injection with a needle. |
 |
 |
waa in aan koogoo dooro irbad |
 |
waa in aan kugu duro irbad |
 |
 |
I must make your bed. |
 |
 |
waa in aan hagajeeyo sareertaada |
 |
waa in aan hagaajiyo sariirtaada |
 |
 |
I must wash your hair. |
 |
 |
waa in aan madaHa kaa daqaa |
 |
waa inaan madaxa kaa dhaqaa |
 |
 |
I will help you dress. |
 |
 |
waan kaa 'aaween donaa labees gasheegaagaa |
 |
waan kaa caawini doonaa labis gashigaaga |
 |
 |
I will help you undress. |
 |
 |
waan kaa 'aaween donaa labees is ka beHintaadaa |
 |
waan kaa caawini doonaa labis is ka bixintaada |
 |
 |
Put the gown on. |
 |
 |
maaraadaa iska for |
 |
marada iska fur |
 |
 |
Put your arms around my shoulders. |
 |
 |
saaro ga'maahaagaa garbahaygaa |
 |
saaro gacmahaaga garbahayga |
 |
 |
This medicine will take the pain away. |
 |
 |
daawadan waHay kaa qaadaysaa Hanoonka |
 |
dawadan waxay kaa qaadaysaa xanuunka |
 |
 |
This will help you feel better. |
 |
 |
kan waHoo kaa kaalmayn donaa in aad fee'naateed |
 |
kan wuxuu kaa kaalmayn doonaa in aad fiicnaatid |
 |