 |
Everything will be done to make you feel better again. |
 |
 |
waH walba waa la samaynaeyaa see laagoo hagajeeyo mar kale |
 |
wax walba waa la sameynayaa si laguu hagaajiyo mar kale |
 |
 |
You are only slightly wounded. |
 |
 |
daawa' yar baad koo gary |
 |
dhaawac yar baa ku gaaray |
 |
 |
You will soon be up again. |
 |
 |
mardow waad ka ke'ee dontaa |
 |
mardhow waad ka kici doontaa |
 |
 |
Your condition is serious, but you will get better. |
 |
 |
Haaladaada way 'olos tahay, lakeen waad iska fee'anaan dontaa |
 |
xaaladaada way culus tahay, lakiin waad iska fiicnaan doontaa |
 |
 |
You will get better if you let us take care of you. |
 |
 |
waad fee'anaan dontaa hadee aad noo ogolateed in aan koo daryelno |
 |
waad fiicnaan doontaa hadii aad noo ogolaatid in aan ku daryeelno |
 |
 |
You are seriously hurt. |
 |
 |
see halis ah ayaad oo daawa'antay |
 |
si halis ah ayaad u dhaawacantay |
 |
 |
You are seriously ill. |
 |
 |
see halis ah ayaad oo jiran tahay |
 |
si halis ah ayaad u jiran tahay |
 |
 |
It will probably take a long time for you to get better. |
 |
 |
waHa laga yaabaa in ay waqtee der qadato in aad fee'naateed |
 |
waxaa laga yaabaa in ay waqti dheer qaadato in aad fiicnaatid |
 |
 |
The surgery was successful. |
 |
 |
qaleenka waa lagoo goolaystay |
 |
qaliinka waa lagu guulaystay |
 |
 |
We were able to help you. |
 |
 |
waanoo awodnaa in aan koo haga jeeno |
 |
waanu awoodnaa in aan ku hagaa jino |
 |
 |
We had to remove this. |
 |
 |
waan koo qasbanayn inaan kan goyno |
 |
waan ku qasbanayn inaan kan gooyno |
 |
 |
We tried, but we could not save this. |
 |
 |
waano iskoo daynay, lakeen waan bad badeen waynay |
 |
waanu isku daynay, lakiin waan bad baadin waynay |
 |
 |
You were hurt very badly. |
 |
 |
ad ayaad oo daawa'antay |
 |
aad ayaad u dhaawacantay |
 |
 |
You will be fine. |
 |
 |
waad fee'anaan dontaa |
 |
waad fiicnaan doontaa |
 |
 |
You will need time to heal. |
 |
 |
waHad oo baahan tahay waqtee aad koo bogsato |
 |
waxaad u baahan tahay waqti aad ku bogsato |
 |
 |
We will arrange for your transport back to your country. |
 |
 |
wahan koo qabanqaabin doonaa gadeed koogoo 'eliya wadan kagee |
 |
waxaan kuu qabanqaabin doonaa gaadiid kugu celiya wadan kaagii |
 |
 |
We will send you to another place. |
 |
 |
wahan koo deeraynaa meel kale |
 |
waxaan kuu diraynaa meel kale |
 |
 |
You need more care. |
 |
 |
waHad oo baahan tahay daryel badan |
 |
waxaad u baahan tahay daryeel badan |
 |
 |
You will return to your Unit when you are better. |
 |
 |
wahaad koo so noqon dontaa oonoogaga markee ad ronaateed |
 |
waxaad ku soo noqon doontaa unugaaga markii aad roonaatid |
 |
 |
I will be back soon. |
 |
 |
waHan so noqonayaa dowan |
 |
waxaan soo noqonayaa dhawaan |
 |
 |
I will check back later to see how you are doing. |
 |
 |
hado ayaan koo so kormary donaa see aan oo feereeyo seedaad tahay |
 |
hadhow ayaan ku soo kormeeri doonaa si aan u fiiriyo sidaad tahay |
 |
 |
Return tomorrow so we can be sure you get better. |
 |
 |
so noqo baree see aan oo hobino in aad fee'naatay |
 |
soo noqo barri si aan u hubino in aad fiicnaatay |
 |
 |
Return in one week so we can be sure you get better. |
 |
 |
so noqo todobaad goodeehees see aan oo hoobino in aad fee'anaatay |
 |
soo noqo todobaad gudihiisa si aan u hubino in aad fiicnaatay |
 |