 |
We must examine you carefully. |
 |
 |
waa inaan koo baarnaa see rasmi ah |
 |
waa inaan kuu baarnaa si rasmi ah |
 |
 |
We will try to not hurt you further. |
 |
 |
waan eeskoo dayaynaa inaanan koo see Hanooneen |
 |
waan isku dayaynnaa inaanan ku sii xanuunin |
 |
 |
This will help protect you. |
 |
 |
waan eskoo dayaynaa inaanan koo see Hanooneenin |
 |
waan isku dayaynaa inaanan ku sii xanuuninin |
 |
 |
Do exactly what we ask. |
 |
 |
samee waHan koo waydeen |
 |
samee waxaan ku waydiin |
 |
 |
Keep your head very still. |
 |
 |
maadaHaaqa ha daqaajinin |
 |
madaxaada ha dhaqaajinin |
 |