Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button You are badly hurt. Play Button see Hoon baad oo daawa'an tahay si xun baad u dhaawacan tahay
Play Button You are very sick. Play Button aad baad oo Hanoonsan tahay aad baad u xanuunsan tahay
Play Button We need to take you to surgery. Play Button waa inaanoo qolka qaleenkaa koo gaynaa waa inaannu qolka qaliinka ku geeynaa
Play Button We need to remove this. Play Button kan waa inaan kaa goynaa kan waa inaan kaa gooynaa
Play Button We need to repair this. Play Button kan waa inaanoo kabnaa kan waa inaannu kabnnaa
Play Button If we do not operate, you may die. Play Button hadaano koo qaleen waa laga yaabaa inaad dimateed hadaannu ku qalin waa laga yaabaa inaad dhimatid
Play Button If we do not operate, you may lose this. Play Button hadaanoo koo qaleen waa laga yaabaa inaad kan lumeesid hadaannu ku qalin waa laga yaabaa inaad kan lumisid
Play Button The operation is dangerous, but it is the only way to help you. Play Button qaleenkan waa halis, laakeen dareeqa waa kan keliya o aan koogoo 'aawinee karno qaliinkan waa halis, laakiin dariiqa waa kan keliya oo aan kugu caawini karnno
Play Button Do you understand that you need this surgery? Play Button meeyaad fahmaysaa inaad oo baahan tahay qaleenkan? miyaad fahmaysaa inaad u baahan tahay qaliinkan?
Play Button We will operate very carefully. Play Button see fojeegnaan ah baanoo ko qalee donaa si fowjignaan ah baannu kuu qali doonnaa
Play Button We want your permission before we operate on you. Play Button waHan donaynaa ogolanshadaada intaanan koo qaleen waxaan doonaynaa ogolaanshadaada intaanan ku qalin
Play Button May we operate on you? Play Button meeyaan koo qalee karnaa? miyaan ku qali karnnaa?
Play Button We will begin the operation as soon as we can. Play Button qaleenka waHaan beeloobee doonaa sida oogoo daqsaha badan qaliinka waxaan bilaabi doonna sida ugu dhaqsaha badab
Play Button This medicine will make you sleep. Play Button dawadan way koo hoordiseen dontaa dawadaan way ku hurdisiin doontaa
Go To Main Menu Print Page copyright DLIFLC 2006 previous page PagePage Total next page