 |
You have been hurt. |
 |
 |
waH meeyay koo gaareen |
 |
wax miyay ku gaareen |
 |
 |
We are all working to help you. |
 |
 |
anaga o dan waHan oo shaqeynaynaa inaan koo 'aawino |
 |
annaga oo dhan waxaan u shaqeynaynaa inaan ku caawinno |
 |
 |
Help us take care of you. |
 |
 |
naa 'aaween see aan koo 'aaweeno |
 |
na caawin si aan kuu caawinno |
 |
 |
We have to remove your clothes. |
 |
 |
waa inaanoo darkaa kaa seebnaa |
 |
waa inaa-nnu dharka kaa siibnaa |
 |
 |
Do you have any bad reactions to any medicine? |
 |
 |
dawo ko deebaysa meeyey jirtaa? |
 |
dawo ku dhibaysa miyey jirtaa? |
 |
 |
Have you eaten food in the past six hours? |
 |
 |
'oono meeyaad 'oontay liHdee saa'adood e la soo daafay? |
 |
cunno miyaad cuntay lixdii saacadood ee la soo dhaafay? |
 |
 |
Is this injury from a landmine? |
 |
 |
daawa'an maa meeno boo kaa yimeed? |
 |
dhaawacaan ma miino buu ka yimid? |
 |
 |
Were you shot? |
 |
 |
Hagee lagaa togtay? |
 |
xaggee lagaa toog-tay? |
 |
 |
Is this from a knife? |
 |
 |
kan ma meendee boo ka yimeed? |
 |
kani ma mindi buu ku yimid? |
 |
 |
Is this from a rock? |
 |
 |
kan maa dagaH boo kaa yimeed? |
 |
kan ma dhagax buu ka yimid? |
 |
 |
Is this from a vehicle crash? |
 |
 |
kan maa shil baaboor boo koo yimeed? |
 |
kan ma shil baabuur buu ku yimid? |
 |
 |
Did a person do this to you? |
 |
 |
qof maa koogoo sameyay? |
 |
qof maa kugu sameeyay? |
 |
 |
Did you lose consciousness after this happened? |
 |
 |
arintaan maarkaa ay koogoo da'day meeyaad sooHday? |
 |
arintan marka ay kugu dhacday miyaad suuxday? |
 |
 |
Did you lose more than this much blood? |
 |
 |
meeyaad lomeesay deeg intan la eg? |
 |
miyaad lumisay dhiig intan la eg? |
 |
 |
Point to all the parts of your body that hurt. |
 |
 |
ee tilmaan inta meel oo jirka kaa Hanoonayo |
 |
ii tilmaan inta meel uu jika kaa xanuunayo |
 |