 |
This will help you. |
 |
 |
kan woo ko 'aaweenayaa |
 |
kan wuu ku caawinayaa |
 |
 |
I have to put a small needle in you here. |
 |
 |
irbadan waa inaan koogoo doraa |
 |
irband waa inaan kugu duraa |
 |
 |
We need to give you fluid. |
 |
 |
waa inaan koo seeyaa faleebo |
 |
waa inaan ku siiyaa faleebo |
 |
 |
We need to give you blood. |
 |
 |
waa inaan koo seenaa deeg |
 |
waa inaan ku siinaa dhiig |
 |
 |
I need to put a tube into your throat. |
 |
 |
waa inaan towbo dontaa kaa galiyaa |
 |
waa inaan tuubo dhuunta kaa galiyaa |
 |
 |
This tube will help you breathe better. |
 |
 |
toobadan waHay kaa 'aawinaysaa sidaad see fee'an ogo neefsaan lahayd |
 |
tuubadaan waxay kaa caawinaysaa sidaad si fiican ugu neefsan lahayd |
 |
 |
This tube may feel uncomfortable. |
 |
 |
toobadan waa laga yaabaa inay koo dibto |
 |
tuubadan waa laga yaabaa inay ku dhibto |
 |
 |
I need to put a tube through your nose to your stomach. |
 |
 |
waa inaan toobo sanka kaa geliyaa ilaa iyo 'alooshaa |
 |
waa inaan tuubo sanka kaa geliyo ilaa iyo caloosha |
 |
 |
You need to swallow while I put this tube in your nose. |
 |
 |
waa inaad liqdaa, markan toobadan sanka ka geleeyo |
 |
waa inaad liqdaa, markaan tuubadan sanka kaa galinayo |
 |
 |
Drink this while I gently place the tube into your nose. |
 |
 |
kan 'ab, intaan toobadan saankaa kaa galeenayo |
 |
kan cab, intaan tuubadan saka kaa galinayo |
 |
 |
This tube will drain your stomach. |
 |
 |
toobadan 'alooshada bay nadeefinaysaa |
 |
tuubada calooshaada bay nadiifinaysaa |
 |
 |
I have to put a small tube into your neck to give you fluid. |
 |
 |
waa inaan toobo yar dontaa kaa galeeyo see aan biyo kaaga seeyo |
 |
waa inaan tuubo yar dhuunta kaa galiyo si aan biyo kaaga siiyo |
 |
 |
I need to put a tube in your chest. |
 |
 |
waan oo baahan ahay inaan Habadkaa tobo kaa geleeyo |
 |
waan u baahan ahay inaan xabadka tuubo kaa geliyo |
 |
 |
This needle will release the air from your chest. |
 |
 |
saleengadan way kaa so saaraysaa hawada Habadka kaaga jirtaa |
 |
saliingadaan way kaa soo saareysaa hawada xabadka kaaga jirta |
 |
 |
This will help your burns. |
 |
 |
kan woo kaa 'aaweenayaa daawa'aaga gobneenka ah |
 |
kan wuu kaa caawinayaa dhaawacaaga gubniinka ah |
 |
 |
I need to cut your skin. |
 |
 |
waan doonayaa inaan jaro maqaarkaagaa |
 |
waan doonayaa inaan jaro maqaarkaaga |
 |
 |
We have to restrain you for your safety. |
 |
 |
waHan koo Hirnay see aadan esoo daawa'in |
 |
waxaan kuu xirnay si aadan isu dhaawacin |
 |
 |
You have been burned by a chemical. |
 |
 |
waHaa naa gobay keemeekada |
 |
waxaa na gubay kiimikada |
 |
 |
We need to wash the chemicals from your skin. |
 |
 |
waan oo baahan ahay inaan kaa daqno keemikada |
 |
waan u baahan ahay inaan kaa dhaqnno kiimikada |
 |
 |
You will need to be completely washed. |
 |
 |
waa in adigaa o dan lagoo daqo |
 |
waa in adiga oo dhan lagu dhaqo |
 |