 |
Have you urinated today? |
 |
 |
maanta meeyaad kaadisay? |
 |
maanta miyaad kaadisay? |
 |
 |
Does your bladder feel full? |
 |
 |
meeyaad dareemeysaa inay kaadi haystaada booHdo? |
 |
miyaad dareemeysaa inay kaadi haystaada buuxdo? |
 |
 |
Do you have problems starting to urinate? |
 |
 |
kaadeeda belogada meeyay koo dibtaa? |
 |
kaadida biloowgeeda miyay ku dhibtaa? |
 |
 |
Do you have an urge to urinate but are unable to pass urine? |
 |
 |
meeyaad rabotaa kaadee aanan koo haynin? |
 |
miyaad rabootaa kaadi aanan ku haynin? |
 |
 |
Do you have any pain with urination? |
 |
 |
Hanoon meeyay koogoo heysaa kaadeeda? |
 |
xanuun miyay kugu haysaa kaadida? |
 |
 |
Urinate into this container. |
 |
 |
koo kaadee 'aagan |
 |
ku kaadi caagan |
 |
 |
You need a tube in your bladder. |
 |
 |
waHad oo baahan tahay toobo kaadi haynta lagaa geleeyo |
 |
waxaad u baahan tahay tuubo kaadi haynta lagaa geliyo |
 |
 |
I am going to insert a tube into your bladder to drain urine. |
 |
 |
waHan kaadihaystaa kaa gelinayaa toobo see aan oo soo nadeefeeyo |
 |
waxaan kaadihaynta kaa gelinayaa tuubo si aan u soo nadiifiyo |
 |
 |
This tube will empty the urine from your bladder. |
 |
 |
toobada way soo nadeefeen dontaa kaadi haystaa |
 |
tuubada way soo nadiifin doontaa kaadi haynta |
 |
 |
This tube will feel uncomfortable in you. |
 |
 |
toobadan way koo dibee dontaa |
 |
tuubadan way ku dhibi doontaa |
 |