 |
Please wait for an interpreter. |
 |
 |
fadlan waHaad sugtaa tuRjibaan |
 |
fadlan waxaad sugtaa turjibaan |
 |
 |
Please turn off your camera. |
 |
 |
fadlan damee masawirkaada |
 |
fadlan dami masawirkaada |
 |
 |
Please turn off your recorder. |
 |
 |
fadlan damee 'ajalada |
 |
fadlan dami cajalada |
 |
 |
Here is a copy of our ground rules. |
 |
 |
kanee waa kobeega sharoo'ada halkan |
 |
kani waa koobiga sharuucda halkaan |
 |
 |
Sign here if you agree to follow the ground rules. |
 |
 |
saHeeH halkaan hadee aad ogolaatey inaad raa'do sharoo'adaan |
 |
saxiix halkaan haddii aad ogolaatay inaad raacdo sharuucdaan |
 |
 |
This is not the public affairs office. |
 |
 |
midkaanee waa Hafees aan qaban holaha dadweenaha |
 |
midkani waa xafiis aan qaban howlaha dadweynaha |
 |
 |
I am not an official spokesperson. |
 |
 |
aaneegoo maa ihee qofka oo hadlu Hafeeskan |
 |
anigu ma ahi qofka u hadla xafiiskan |
 |
 |
He does not wish to give an interview. |
 |
 |
asagoo maa oo donayo inoo biHeeyo waReysee |
 |
asagu ma uu doonayo inuu bixiyo waraysi |
 |
 |
She does not wish to give an interview. |
 |
 |
eeyedoo ma aay doneyso inaay biHeeso waReysee |
 |
iyadu ma ay doonayso inay bixiso waraysi |
 |
 |
Do not take photos here. |
 |
 |
halkan haa kaa qaadin masawiR |
 |
halkaan ha ka qaadin masawiro. |
 |
 |
Do not take videos here. |
 |
 |
halkan haa kaa doobin 'ajalad |
 |
halkaan ha ka duubin cajalad |
 |
 |
Do not take photos of this place. |
 |
 |
masawiRo haa kaa qaadin halkan |
 |
masawiro ha ka qaadin halkaan |
 |
 |
Do not take videos of this place. |
 |
 |
'ajalad haa kaa dooin halkan |
 |
cajalad ha ka duubin halkaan |
 |
 |
Do not take photos of this piece of equipment. |
 |
 |
masawiRo haa kaa qaadin qalabkan |
 |
masawiro ha ka qaadin qalabkaan. |
 |
 |
Do not take videos of this piece of equipment. |
 |
 |
'ajalad haa kaa doobin qalabkan |
 |
cajalad ha ka duubin qalabkaan |
 |
 |
You cannot enter this area now. |
 |
 |
aadeegoo ma so gelee kaRtid halkan |
 |
adigu ma soo geli kartid halkaan |
 |
 |
For security reasons, I cannot address this question. |
 |
 |
sabab nabadgelyo daRaadid, aaneegoo kama jawaabee kaRo soo-aashaas |
 |
sabab nabadgelyo daraadeed, Anigu kama jawaabi karo su’aashaas |
 |
 |
I cannot address that question until the investigation is finished. |
 |
 |
aaneegoo kama chawaabee kaRo soo-aashaas ilaa inta oo baaReetaankoo kaa damaanayo |
 |
anigu kama jawaabi karo su’aashaas ilaa inta uu baaritaanku ka dhamaanayo |
 |
 |
We do not discuss personnel or equipment strength with the media. |
 |
 |
kaalama hadalno awoda shaqaalaha aamaa qalabkeyna waRbaahinta |
 |
kalama hadalno awooda shaqaalaha ama qalabkeena warbaahinta |
 |
 |
We do not discuss future operations with the media. |
 |
 |
kaalama hadalno waH qabadkeyna moostaqbalkaa waRbahinta |
 |
kalama hadalno wax qabadkeena mustaqbalka warbaahinta |
 |
 |
We do not discuss nuclear operations with the media. |
 |
 |
kaalama hadalno hoobkaa nookliyeRkaa waRbaahinta |
 |
kalama hadalno hubka nuyukliyeerka warbaahinta |
 |
 |
We do not discuss chemical operations with the media. |
 |
 |
kaalama hadalno holaaha keemeekada waRbaahinta |
 |
kalama hadalno howlaha kiimikada warbaahinta |
 |
 |
We do not discuss biological operations with the media. |
 |
 |
kaalama hadalno holaaha baayolojigaa waRbaahinta |
 |
kalama hadalno howlaha bayoolajiga warbaahinta |
 |
 |
We do not have information on this subject. |
 |
 |
maa aanoo haayno waH waRbiHin ah o koo saabsan aRintaas |
 |
ma aanu hayno wax warbixin ah oo ku saabsan arintaas. |
 |
 |
Names cannot be released until victims' relatives are notified. |
 |
 |
maga'yeda lama sheygee kaRo ilaa eeyo in logaa sheygaayo qaRaabada dadka aay waH gaaRin |
 |
magacyada lama sheegi karo ilaa iyo in looga sheegayo qaraabada dadka ay wax gaareen |
 |