Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button This is the ___ public affairs office. Play Button halkaanee waa Hafees holaha ___ ey dadweenaha halkani waa xafiis howlaha ___ ee dadweynaha
Play Button This is not the public affairs office. Play Button halkaanee maa aahaa Hafees holaha dadweenaha halkani ma aha xafiis howlaha dadweynaha
Play Button What is your name? Play Button waa maHaay maga'aadoo? waa maxay magacaadu?
Play Button What media organization do you represent? Play Button aadeegoo ooRooRkeh waRbaaheened ayaad matasha? adigu Ururkee warbaahineed ayaad matashaa?
Play Button Where is your organization based? Play Button halkey aayoo ooRooRkaadoo deegen yahaay? halkee ayuu ururkaadu degan yahay?
Play Button What is your publication? Play Button waa maHaay daabi'ideesoo? waa maxay daabicidiisu?
Play Button What is your program? Play Button waa maHaay baRnaamijkaadoo? waa maxay barnaamijkaadu?
Play Button What is the subject of this article? Play Button waa maHaay oojeydada maqaalkaanee? waa maxay ujeedada maqaalkaani?
Play Button What is your question? Play Button waa maHaay soo-aashadoo? waa maxay su’aashaadu?
Play Button Could you please ask the question in a different way? Play Button fadlan soo-aasha maa ee weydeen kaRtaa hab kaley? fadlan su’aasha ma ii weeydiin kartaa hab kale?
Play Button Could you please use simpler language? Play Button fadlan maa isti'imaalee kaRtaa looqad intaas kaa sah-lan? fadlan ma isticmaali kartaa luqad intaas ka sahlan?
Play Button What is your deadline? Play Button waa maHaay moodada lagaa soogaayo? waa maxay mudada laga sugayo?
Play Button Tomorrow Play Button beRee beri
Play Button In two days Play Button labo 'aasho labo casho
Play Button In three days Play Button sadiH 'aasho sadex casho
Play Button Next week Play Button siteemaanka danbey sitimaanka danbe
Play Button Next month Play Button beesha danbey bisha danbe
Play Button What is your phone number? Play Button waa maHaay lambaRka telefonkaada? waa maxay lambarka telefoonkaada?
Play Button 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9, 10 Play Button ko, laabo, sadiH, afaR, shaan, liH, todobo, sideyt, sagaal, toben ko, labo, seddex, afar, shan, lix, todobo, sided, sagaal, toban
Play Button Please say one number at a time. Play Button fadlan hal lambaR maRkeeba deh fadlan hal Lambar markiiba dheh.
Play Button A press release on that subject is being prepared. Play Button beeHinta waRbeeHinta aaRintaas waa laa deeyaaRinayaa bixinta warbixinta arintaas waa la diyaarinayaa
Play Button There will be a press conference on that subject. Play Button waHaa jeeRi dona sheeR aaRintaas lagoo baahin dono waxaa jiri doona shir arintaas lagu baahin doono
Play Button The time for the press release has not been decided yet. Play Button waKhteega waRbeeHintaas laa sheygee dono lama go-aansan weli waqtiga warbixintaas la sheegi doono lama go’aansan weli
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page