 |
Wear this badge where it can be seen. |
 |
 |
gasho sawiRkan meyl laga aRkee kaRo |
 |
gasho sawirkaan meel laga arki karo |
 |
 |
Leave your camera with this person. |
 |
 |
masaawiRkaada qofkaan ooga tak |
 |
masawirkaada qofkaan uga tag |
 |
 |
Leave your cell phone with this person. |
 |
 |
telefonkaada ga'anta qofkaan ooga tak |
 |
talefoonkaada gacanta qofkaan uga tag |
 |
 |
I am your escort. |
 |
 |
aaneegaa koo wadee dona |
 |
anigaa ku wadi doona |
 |
 |
He is your escort. |
 |
 |
eesaga koo wadaya |
 |
isagaa ku wadaya. |
 |
 |
Follow them. |
 |
 |
eeyaga Raa' |
 |
iyaga raac |
 |
 |
You will ride with me in that vehicle. |
 |
 |
aaneega aayaad ilaa so Raa'ee donta baabooRkaas |
 |
aniga ayaad ila soo raaci doontaa baabuurkaas |
 |
 |
You will ride with us in this vehicle. |
 |
 |
anagaad nala Raa'eesaa baabooRka |
 |
anagaad nala raacaysaa baabuurka |
 |
 |
You will ride with him in that vehicle. |
 |
 |
asagaad baabooRka laa Raa'eesaa |
 |
asagaad baabuurka la raacaysaa |
 |
 |
You will ride with her. |
 |
 |
eeyadad Raa'eesaa |
 |
iIyadaad raacaysaa |
 |