 |
I do not wish to give an interview. |
 |
 |
aaneegoo maa donayo inaan waReysee biHeeyo |
 |
anigu ma doonayo inaan wareeysi bixiyo |
 |
 |
He does not wish to give an interview. |
 |
 |
eesago maa oo donayo inoo waReysee biHeeyo |
 |
isagu ma uu doonayo inuu wareeysi bixiyo |
 |
 |
She does not wish to give an interview. |
 |
 |
eeyadoo maa aay doneyso inaay waReysee biHeeso |
 |
iyadu ma ay doonayso inay wareeysi bixiso |
 |
 |
I am not qualified to answer that question. |
 |
 |
aaneegoo ooma qalmo inaan soo-aashaas ka jawaabo |
 |
anigu uma qalmo inaan su’aashaas ka jawaabo |
 |
 |
She is not qualified to answer that question. |
 |
 |
eeyedoo ooma qalanto iney soo-aashaas ka jawaabto |
 |
iyadu uma qalanto inay su’aashaas ka jawaabto |
 |
 |
He is not qualified to answer that question. |
 |
 |
eesago ooma qalmo inoo soo-aashaas ka jawaabo |
 |
isagu uma qalmo inuu su’aashaas ka jawaabo |
 |
 |
He does not want to answer that question. |
 |
 |
eesagoo maa oo donayo inoo soo-aashaas ka jawaabo |
 |
isagu ma uu doonayo inuu su’aashaas ka jawaabo |
 |
 |
She does not want to answer that question. |
 |
 |
eeyadoo maa aay doneyso iney soo-aashaas ka jawaabto |
 |
iyadu ma ay doonayso inay su’aashaas ka jawaabto |
 |
 |
I will not answer this question. |
 |
 |
aaneegoo ka jawaabee mayo soo-aashaas |
 |
anigu ka jawaabi maayo su’aashaas |
 |
 |
I have no answer at this time. |
 |
 |
aaneegoo waH jawaab ah maa haayo Hileegan HaadiRkaa |
 |
anigu wax jawaab ah ma hayo xilligan xaadirkaa |
 |
 |
I would like to stop this interview. |
 |
 |
aaneegoo waHaan je'elahaay eenaan jojeeyo waReysigaa |
 |
anigu waxaan jecelahay inaan joojiyo wareeysiga |
 |
 |
She would like to stop this interview. |
 |
 |
eeyadoo waHaay doneysaa inaay waReysiga jojeeso |
 |
iyadu waxay doonaysaa inay wareeysiga joojiso |
 |
 |
He would like to stop this interview. |
 |
 |
eesagoo waHaa oo donayaa inoo jojeeyo waReysiga |
 |
isagu waxa uu doonayaa inuu joojiyo wareeysiga |
 |
 |
No comment. |
 |
 |
jawaab maa lahan |
 |
jawaab ma lahan. |
 |
 |
Can you please ask the question in simpler language? |
 |
 |
fadlan soo-aasha maa eegoo weydeen kaRtaa luqad fudad |
 |
fadlan su’aasha ma igu weeydiin kartaa luqad fudud |
 |