 |
___ will be here soon. |
 |
 |
___ aayaa maR do eeman dona |
 |
___ ayaa mar dhow iman doona |
 |
 |
I will call on you to speak. |
 |
 |
aaneegaa koo so wa'aya see aad oo haadasho |
 |
anigaa ku soo wacaya si aad u hadasho |
 |
 |
He will call on you to speak. |
 |
 |
asaga koo so wa'aya see aad oo haadasho |
 |
asagaa ku soo wacaya si aad u hadasho |
 |
 |
She will call on you to speak. |
 |
 |
eeyadaa koo so wa'eysa see aad oo haadasho |
 |
iyadaa ku soo wacaysa si aad u hadasho |
 |
 |
Please ask only one question each time you are called on. |
 |
 |
fadlan weydee hal soo-aal kaleeya maRkee aad hadashaba |
 |
fadlan weydii hal su’aal kaliya markii aad hadashaba |
 |
 |
You may ask one legitimate follow-up question per turn. |
 |
 |
waHaad weydeesan kaRtaa hal soo-aal o laa see so'o maRkeeba |
 |
waxaad weeydiisan kartaa hal su’aal oo la sii soco markiiba |
 |
 |
Please wait for the interpreter to translate your question. |
 |
 |
fadlan soog see oo tuRjibaanko oo tuRjeemo soo-aashaada |
 |
fadlan sug si uu turjibaanku u turjimo su’aashaada |
 |
 |
Please wait for the interpreter to translate your answer. |
 |
 |
fadlan soo see oo tuRjibaanko oo tuRjeemo jawaabtada |
 |
fadlan sug si uu turjibaanku u turjimo Jawaabtaada |
 |
 |
That is a separate question; there may be time to address it later. |
 |
 |
meedaasi waa soo-aal kaley; waHaa laga yaaba inaad waKhtee oo hesho hadaw |
 |
midaasi waa su’aal kale; waxaa laga yaaba inaad waqti u hesho hadhoow |
 |
 |
We ran out of time. |
 |
 |
waKhtigee aayaa naga damaadey |
 |
waqtigii ayaa naga dhamaaday |
 |
 |
If he promised you information, be sure to give your contact information to ____. |
 |
 |
hadoo koo balaameeyey inoo waRbeeHin koo seeyo, hubso in meysha lagala HaReeRo aad oo sheygto ___ |
 |
haddu ku balamiyay inuu warbixin ku siiyo, hubso in meesha lagala xariiro aad u sheegto ___ |
 |
 |
If she promised you information, be sure to give your contact information to her. |
 |
 |
hadee aay koo balameesey inaay waRbeeHin koo seeso, hubso in meyshaa lagala HaReeRo aad oo sheygto eeyeda |
 |
haddii ay ku balamisay inay warbixin ku siiso, hubso in meesha lagala xariiro aad u sheegto iyada |
 |
 |
If I promised you information, be sure to give your contact information to me. |
 |
 |
hadee aan koo balameeyey inaan waRbeeHin koo seeyo, hoobso in meyshaa lagala HaReeRo aad ee sheygto |
 |
haddii aan ku balamiyay inan warbixin ku siiyo, hubso in meesha lagala xariiro aad ii sheegto |
 |
 |
Another session will take place later today. |
 |
 |
qeybta kaley ey waReyseega waHaa laa qaban donaa maantey |
 |
qeybta kale ee waraysiga waxaa la qaban doonaa maantay |
 |
 |
Thanks for your cooperation. |
 |
 |
waad koo mahaadsen tahaay wada shaqeyntaada |
 |
waad ku mahadsan tahay wada shaqeeyntaada |
 |