 |
I am not an official spokesperson. |
 |
 |
aaneegoo maa ihee qofka oo hadla Hafeeskan |
 |
anigu ma ihi qofka u hadla xafiiskan |
 |
 |
Please wait for the public affairs representative. |
 |
 |
fadlan soog wakeelka Hafeeska dadweynaha |
 |
fadlan sug wakiilka xafiiska dadweynaha |
 |
 |
I can only tell you what I know. |
 |
 |
aaneegoo waHaan koo sheygee kaRaa waHa aan ogahaay kalee |
 |
anigu waxaan kuu sheegi karaa waxa aan ogahay kaliy |
 |
 |
The situation is under control. |
 |
 |
Haaladoo hada wey degan tahaay |
 |
xaaladu hada wey degan tahay |
 |
 |
We are doing everything we can to restore order. |
 |
 |
waHaanoo sameyneynaa waH kasta o aan aaRinta 'aadee oogoo soo 'elin kaRno |
 |
waxaanu sameeynaynaa wax kasta oo aan arinta caadi ugu soo celin karno. |
 |
 |
We are doing everything we can to protect lives. |
 |
 |
waHaanoo sameyneynaa waH kasta o aanoo nafta koo deefaa'ee kaRno |
 |
waxaanu sameeynaynaa wax kasta oo aanu nafta ku difaaci karno |
 |
 |
We are doing everything we can to save lives. |
 |
 |
waHaanoo sameyneynaa waH kasta o aanoo nafta koobad baadeen kaRno |
 |
waxaanu sameeynaynaa wax kasta oo aanu nafta kubad baadin karno |
 |
 |
There was an incident. |
 |
 |
waHaa da'aay shil |
 |
waxaa dhacay shil |
 |
 |
The incident is under investigation. |
 |
 |
shilkaa hada waa laa baaReyaa |
 |
shilka hada waa la baarayaa. |
 |
 |
We are taking this matter very seriously. |
 |
 |
aaRintaasnaa see qataR ah aayaanoo oo qaadaney |
 |
arintaasna si qatar ah ayaanu u qaadanay |
 |
 |
People have been injured. |
 |
 |
dad aayaa koo daawaa'amey |
 |
dad ayaa ku dhaawacmay |
 |
 |
Civilians have been injured. |
 |
 |
dad Raayid ah aayaa koo daawaa'amey |
 |
dad rayid ah ayaa ku dhaawacmay |
 |
 |
Police have been injured. |
 |
 |
bolees aayaa koo daawaa'amey |
 |
booliis ayaa ku dhaawacmay |
 |
 |
Service members have been injured. |
 |
 |
Hoobnaha shaqaalaha aayaa koo daawaa'amey |
 |
xubnaha shaqaalaha ayaa ku dhaawacmay |
 |
 |
Service members have been killed. |
 |
 |
Hoobno shaqaalaha aayaa koo dintey |
 |
xubno shaqaalaha ayaa ku dhintay |
 |
 |
People have been killed. |
 |
 |
dad aayaa koo dintey |
 |
dad ayaa ku dhintay |
 |
 |
Civilians have been killed. |
 |
 |
dad sha'ab ah aayaa koo dintey |
 |
dad shacab ah ayaa ku dhintay |
 |
 |
Names cannot be released until victims' relatives are notified. |
 |
 |
maga'yeda lama sheygee kaRo ilaa eeyo inta laga ogeyseenayo dadka qaRaabada |
 |
magacyada lama sheegi karo ilaa iyo inta laga ogaysiinayo dadka qaraabada |
 |
 |
The official spokesman is expected here soon. |
 |
 |
saRkaalka wakeelka kaa ah Hafeeska aayaa maR daw laa soogayaa |
 |
sarkaalka wakiilka ka ah xafiiska ayaa mar dhow la sugayaa |
 |
 |
Appropriate action will be taken. |
 |
 |
talaabada koo habon aayaanoo qaadee dona |
 |
talaabada ku haboon ayaanu qaadi doonaa |
 |
 |
We take every report of wrongdoing very seriously. |
 |
 |
waRbeeHin kasta o ah qaladaad laa sameyey waHaanoo oo qaadanaa see dab ah |
 |
warbixin kasta oo ah qaladaad la sameeyay waxaanu u qaadanaa si dhab ah |
 |
 |
We have secured the area where the incident occurred. |
 |
 |
waanoo HiRney degaanka oo shilkoo kaa da'aay |
 |
waanu xirnay degaanka uu shilku ka dhacay |
 |
 |
I am sorry but you have to wait for the report. |
 |
 |
aaneegoo waan kaa Hoomahaay lakin waa inaad soogtaa waRbeeHinta |
 |
anigu waan ka xumahay laakiin waa inaad sugtaa warbixinta |
 |